Author: Dr Mohamed Ibrahim (Alfaruki)

IRON-TU HADDI AY HOOSAYSO ISBEDELLO NOOCEE AH AYAA KU IMANAYA CAAFIMAADKA JIDHKAAGA.

Iron-tu waa macdan aad muhiim ugu ah samaysanka unugyada cascas ee dhiigga . xaddiga dhiigga korodhkiisa waxa ugu weyn ee ku xidhan waa macdanta iron. Dhiigaagu waxa uu u baahanyahay iron si loo sameeyo hemoglobin ,hemoglobin waa protein inoo xanbaara maadada oxygen taas oo dhex marayasa xididada dhiigga qaada. Haddii aanu jidhkaagu aanu haysan hemoglobin ku filan unugyadaadu ma helayaan …

BLACK HAIRY TONGUE.CARABKA OO TIMO MADOW KASOO BAXAAN.

Carabka oo ay dushiisa kasoo baxaan timo-yaryar oo madow waa xaalad ku meelgaadh ah oo qofku uuna noloshiisa ayna ku oolayn timaha, waxyeelo malaha carabka midabkiisa ayey ka dhigayaan mid madow oo dhogor leh. CALAAMADAHA LAGU GARTO . MAXAA SABABA . papilla -ha carabka dushiisa ku yaal ayaa dhaadheeraanaya,unugyada dhintay ee carabka dushiisa ayaan la qashin saarayn taas ayaa keenaysa …

6 FAAIIDO OO LAGA HELO MACDANTA ZINC.

Waa inaad maqashay isticmaalka zinc si kor loogu qaado habka difaacaaga, daawaynta shubanka ama xitaa hagaajinta xusuusta iyo garashada. Waxaa si weyn loo isticmaali jiray tobanaan sano si kor loogu qaado caafimaadka iyo fayoobida, laakiin faa’iidooyinka zinc ee maqaarka iyo timaha ayaa inta badan la iska indhatiraa. SIDEE AYUU ZINC U CAAWIYAA MAQAARKA? Fallaadhaha qorraxdu waxay saameyn xun ku yeelan …

NEEF-QABATOWGA XILLIGA HURDADA.

Neef-qabatowga xilliga hurdadu waa mid dhaca qofku marka uu seexdo ,waa xaalad caafimaad darro oo halis badan ,qofku hadii uu daalanyahay oo uu sameeyo khuuro dheer waxa ay tilmaamaysaa in hawo-mareenku uu xidhanyahay qofkana hawo-qaadashadu ay ku adagtahay. Neef-qabatowga waxyaabaha sababa waxa loo qaybiyaa laba:- CALAAMADAHA LAGU GARTO NEEF-QABATOWGA XILLIGA HURDADA. YAA KHATAR UGU JIRA NEEF-QABATOWGA XILLIGA HURDADA? Si aad …

QUMAN/QANJO BARAR/DHEGO-FIDIYE.

 Dhego-fidiye waa cudur ku dhaca badanaa caruurta, dadka waawayne wuu ku dhacaa.Xanuunka wuxuu ku dhacaa qanjirka lagu magacaabo “Parotid Gland”, qanjirkaan wuxuu ka mid yahay qanjirrada soo daayo ama soo saaro calyada, taasoo muhiim u ah calaajinta cunnada. Waxaa keeno jeermiska feyraska ee loo yaqaano “Mumps”, isla magacaas ayaana afka qalaad lagu dhahaa, dad badan oo bulshada ka mid ah …

CUNIDDA CINABKA IYO CAAFIMAADKA.

Cinabka oo ka mid ah cuntooyinka xilliga xagaaga soo go’da ee si isku mid ah ay carruurta iyo waayeelkuba u jecel yihiin ayaa ay xeeldheerayaasha caafimaadku caddeeyeen in uu leeyahay faa’idooyin caafimaad oo tiro badan.  Waxa kale oo uu waxtar la taaban karo u leyahay caafimadka dheefshiidka, araga iyo indHaha. Cunista cinabka oo la joogteyaa waxa ay ka hortag u …

JIMICSIGA INDHAHA.

Xubin walba oo jidhkeena ah in ay hesho jimicsi waa mid muhiim u ah caafimaadkeeda. Indheheenu waxa ay ubaahan yihiin nasasho maalintii ugu yaraan 30 daqiiqo ,habeenkiina 8 saacadood. Habab badan ayaa indhaha loogu jimicsiiyaa oo kale ah. – In aad eegtid hareerahaaga adiga oo aan dhaqaajinayn madaxaaga kaliyah indhaha uun leex-leexinayah 30 second. – In aad duugto indhaha dushooda …

ORS (ORAL REHYDARTION SUGAR/SALT).

Waxa badanaa la siiyaa qofka fuuqabaxa (shuban ama mantag yeesha). waxa ay qofka ay usoo celisaa macdanaha ka baxa sida potassium ,calcium iyo soidum. oo ah macdano aad inoogu muhiim ah. Macdanahan waxa ay kor usoo qaadayaan awoodda qofka fuuqbaxay. NOOCYADA FUUQBAXA: – Xumadda. – Shubanka. – Mantagga. Calaamadaha lagu garto qofka fuuqbaxay waxa ka mid ah :- – Awood …

CANBE-BABAAYGA IYO CAAFIMAADKA .

Babaaygu wuxuu ka mid yahay cuntooyinka ugu caafimaadka badan, iyadoo ay ka buuxaan nafaqo kala duwan. Wuxuu qani ku yahay fitamiinno iyo macdano ay ka mid yihiin fitaamiin C, fitamiin E, phosphorous, copper, potassium, iron, calcium, manganese iyo magnesium. Waa kaloo ku badan faybar, fitamiin A, bioflavonoids iyo maadooyinka sun-saarista. Faa’idooyinka caafimaad ee laga helo babaayga: Caafimaadka dheefshiidka. Babaaygu waxa …