Author: Dr Mohamed Ibrahim (Alfaruki)

MARBURG VIRUS .

Marburg virus waa xanuun aad u daran xumad ,xubnayaasha indhaha ,afka ,dhegaha iyo xaga danbe uu qofku uu ka keenayo dhiig. Waxa uu fayrusku uu ku dul noolyahay fiidmaarta si caadi ah ,dadka waxa uu ugu soo gudbayaa marka ay quutaan cuntooyinka dhirta oo badanaa fiidmaartu ku dhex-nooshahay ama ay quudanayso. Dadka u dhinta xumaddan dhiigga wadata waa 88%,fayraska waxa …

TIMAHA IYO FIITAMIINADA(VITAMIN)-DA FAAIIDADA U LEH.

Timuhu waxa ay ubaahan yihiin in ay koraan ,quruxbadnaadan sidoo kale ay dhalaalaan. Nafaqooyinka timaha ee kale duwan waa kuwa u horseedaya timaha in ay noqdaan timo quruxbadan oo soo jiidasho leh. Timo-daadashadu waxa ay ka timaadaa nafaqooyinkan timaha oo kuyaraada . Timaha sidoo kale bixintooda iyo daadashadooda waxa ka qayb qaata da’da, deegaanka , hiddo sidaha iyo nafaqada qofku …

DHIIG-SHUBIDDA.

Xaddiga dhiiggu marka uu gaadho xaddi aad ku deeqi kartid ayuunba laguu ogol-yahay in aad dhiig shubtid. Caadi ahaan qofka qaan-gaadhka ah waxa laga rabaa in xaddiga dhiigga ah ee ku jiraa uu yahay 12-16g/dl . Marka laga imaado in la cabiro xaddiga dhiigga ah oo kuu sheegaya inta garaam ee kugu jirta waxa jira calaamado kale oo lagu ogaan …

DHIIKARKA XILLIGA UURKA.

Dhiikarka ku dhaca hooyada inta uurka ay siddo ayaa loo yaqaan gestational hypertention. Cadaadiska dhiigga oo laga rabo caadi ahaan 120MM/HG ayaa noqonaya mid ka sarreeya inta caadiga ah. Waxa uu ku dhacaa 6% kiiba dumarka uurka leh , haddii ay hooyadu uurka ka hor ay yeelato xanuunka dhiikarka waa mid ka duwan oo xaalad aan uurka ahayn ay kukeento …

RAGGA : ISTICMAAL KAAROOTADA.

Si aad awood ugu yeeshid ugxantaada dhaqdhaqaaqeeda , dhakhaatiirtu waxa ay isku raaceen in kaarootadu uu yahay daawo-dhaqanka kaliyaata ee kordhiya tirada biyaha taranka ninka iyo awoodooda ay ku gaadhayaan bacriminta ugxanta dumarka. waxa uu ka koobanyahay maado loo yaqaan Carotenoids mid liimi ah oo faaiidooyin caafimaad oo badan jidhkeena u leh kaas oo ka caawinaya ugxanta socodka iyo awoodd …

5 SABABOOD OO SAHLI KARA IN XANUUNO AY KU DHACAAN BEERKA.

Beerka aadamuhu waa xubin aad u cajiib badan ,maalin walba waxa uu sameeyaa maadada bile waxa inaga caawisaa burburinta cuntada ,iskubedelka nafaqooyinka ,saaridda sunta ,beerku waxa kale uu inaga caawiyah in daawooyinka laga qashin saaro sidoo kale uu ka dhigo daawo aan waxyeelo lahayn. Maaha in aad qarisid calaamadaha la xidhiidha in beerku uu wax qabo sida ,huruud indhaha iyo …

JADEECADA .

Jadeecadu waa mid ka mid ah xanuunada faafa ,xanuunkaas oo lagu kale qaado hawada,taabashada iyo dareeraha qofka bukaanka ah hadii uu kusoo gaadho. Waa xanuun ka hortag leh ,waxa uu leeyahay talaal. Wakhtigan aynu joogno caruur aad u badan ayaa ay ku dhacday waa qiyaasti maalintii waxa ay ku dhacdaa 10–15 caruur da’doodu ay ka hoosayso 15 jir , Marka …

BUSBUSKA DAANYEERKA!!!!

XANUUN CUSUB OO KA DILAACAY 12 WADAN OO ADUUNKA AH. Monkeypox waxa keena fayras(virus) loo yaqaano Orthopoxvirus / variola virus waa virus fudud oo ku dulnool daanyeerka ,kaas oo ibnu-adamka ku keeni kara xaalado caafimaad darro oo aad u baahsan . waxa uu qofku calaamad ku yeeshaa 1–2 usbuuc sidoo kalena xanuunka jidhkiisu uu kaga bixi karaa wakhtigaa. illaa hadda waxa …

XANUUNKA CANDIDA EE AFKA.

Candidada waa ilmo-aragtay fungus ah ,caabuq ayuu kukeenaa afka marka qofka difaaciisu uu hoos u dhaco. Badanaa waxa laga helaa habdhiska dheefshiidka iyo unugyada jilicda san ee afka iyo xubnaha taranka , wax dhib ahna kuma hayso ,laakin qofku marka uu difaaciiso hoos u dhaco ayey waxyeeladeeda lasoo baxdaa. Candida albican noo loo yaqaan 80% waxa ay kunooshahay afka ,waata …