Author: Dr Mohamed Ibrahim (Alfaruki)

HALIS CAAFIMAAD OO INTEE LEEG AYAA KA DHALAN KARTA AGABKA AY CARUURTU KU CIYAARTO MAALMAHA CIIDDA?

Maalmaha ciidda iyo maalmaha farxaduhu ay jiraan waxa aynu la wadaagnaa caruurteena inaga oo u iibinayna agab ay ku ciyaaraan sidan qori ,baaskoolad iyo biibii ay buufinayaan. Dr Axmed Ismaaciil Cige oo ku takhasusay cudurrada indhaha kana howlgala magaalada Hargeysa ayaa BBC-da uga warbixiyay dhibaatada caafimaad ee ka dhalan karta waxyaabaha ay carruurta ku dheelaan xilliyada ciidda. Wuxuu sheegay in …

FAAIIDOOYINKA CAAFIMAAD EE BAYTARAAFKA.

Baytaraafku waa mid mid ah khudaarta ugu muhiimsan ee aynu ka helno iltamareed aad u nafaqo badan. Waxa aynu ka helnaa nafaqooyin aad u badan oo iskugu jira macdano,fiitamiino ,sonkoro iyo duxo. HEERKA NAFAQO EE AYNU KA HELNO BAYTARAAFKA. Barootiinka ku jira 1.6 g. Macdanta Potassium10 g. Macdanta calcium 0.01g Macdanta magnesium5%. Macdanta milixda 78mg. Subaga duxda ku jirta 78mg. …

SI DABIICI AH ILKAHAAGA UGA  NADIIFI BUNKA/QAXWAHA.

Qaxwaha/bunku waa laba cabitaan oo aad ula xidhiidha dhaqankeena iyo hawl-maalmeedkeena. Ilkaheena waxa  badanaa ku hadha midabka iyo huubaha qaxwaha  ama bunka, taasna uma wanaagsana caafimaadka ilkaha. Haddii aan sifiican loo nadiifin waxa aad u kordha xanuun dhaliyeyaasha sida dabiiciga ah afka ugu nool sida streptococci . Bakteriyadu ilkaha waxa ay kusiidaysaa sun jilcisa adkaanshiyaha iliga ,kadib uu dalooshamaa sifudud …

CAAFIMAADKA AFKA.

Ilkaha iyo afku waa albaabka ay ka bilowdaan habdhiska dheefshiidka . Haddii ilkahaagu(gawsuhu)dhib ay qabaan waxa muhiim ah dhibtaas iyo xanuunka ka jira in aad goor hore aad daaweyso. maqaalkan waxa aan idinla wadaagi doonaa qodobo ku anfaci doona oo ilkahaaga ku ilaalin doona caafimaad iyo awood. Cab biyo leh maadada fluride oo ka caawinaysa awoodda ilkaha badanaa biyaha aynu …

WAXKA OGOW MUHIIMADDA TESTESTRONE.

RAG IYO DUMAR MAXAA FAAIIDO GU JIRTA? Testestrone waa hoormoonka jinsiga ,hoormoonka oo ka ciyaara qayb laxaadle horumarinta,koritaanka xubnaha taranka ragga iyo qanjiga prostate. waxa uu ka qayb-qaataa qaangaadhnimada ragga sida murqaha ,soo bixidda timaha sare iyo timaha hoose. shaqada ugu weyn ee uu inoo qabto ragga waa horumarinta xubnaha taranka si ay usoosaaraan ugxan awood badan . Ragga iyo …

5-QODOB OO ILMAHAAGA KA DHIGAYA MID KA AWOOD BADAN XANUUNADA.

Dhammaanteen waxaan rabnaa inaan ka ilaalinno carruurteena haddii ay ahaan lahaayeen dhicitaanno, kuuskuus iyo nabarro – ama caabuq cudurro laga fursan karo. Si aad ilmahaaga uga caawiso in uu ka fogaado jirrada, waxaa muhiim ah in aad dhiirigeliso caadooyinka wanaagsan oo aad qaado tillaabooyin kor loogu qaadayo habka difaaca jirkooda laga bilaabo da’da hore. “Inta badan waxa ka dhigaya habka …

KANSARKA CALOOSHA KUDHACA CALAAMADIHIISA.

Waa mid ka mid ah kansarada aan badnayn ee lasoo darsa qofka aad iyo aadkana u khatar badan waxa loo yaqaan kansarka ay keento gastric(gaastariga). Xaaladaha hore waa ay adagtahay in la xaqiijiyo kansarka caloosha maadaama ay calaamado badan ay ka simanyihiin xanuunada ku dhaca uurkujirta sida xundhurta ,gastriga iyo ameebada. CALAAMADAHA LAGU GARTO KANSARKA CALOOSHA . MIISAANKA OO LUMA. …

11 CALAAMADOO OO LAGU GARTO BEERKA OO SHAQADA GABA.

liver cirrhosis waa marka unugyada caafimaadka qaba beerku ay dhaawacmaan oo aanay si fiican u shaqayn karin. unugyada beerka ee dhaawacmay/bararay ayaa xannibaya socodka dhiigga ee beerka gudihiisa. Tani waxay dishaa unugyada caafimaadka qaba ee beerka waxayna dhaawacdaa unugyada. Haddii beerku uu shaqada uu joojiyo waxa xal ah in beerka la bedeo , hadii beerka dhinac caabuq uu kaga dhaco …