Author: Dr Mohamed Ibrahim (Alfaruki)

6 TALLAABO OO HURDO WANAAGSAN KU SIINAYA.

HURDO WANAAGSAN WAA BADQABKA CAAFIMAADKA JIDHKEENA IYO MASKAXDEENA. Ka fikir dhammaan arrimaha carqaladayn kara hurdada wanaagsan – laga bilaabo culayska shaqada iyo masuuliyadaha qoyska ilaa caqabadaha lama filaanka ah, sida xanuunada. La yaab ma leh in hurdo tayo leh ay mararka qaarkood qarsoomi karto. Iyadoo laga yaabo inaadan awoodin inaad xakamayso waxyaabaha carqaladaynaya hurdadaada, waxaad qaadan kartaa caadooyin dhiirigeliya hurdo …

XIDIDKA LUGTA MAXAA KEENA?

Lugta marna makaa qabtay xidid ? Dareen wadka dheer ee ku qotoma lafta xangulaha ilaa lugta cidhibteeda waa mid ka mid ah kaararka ugu xanuunka badan ee qofku uu wajaho. waxa ugu badan ee sababa waa cadaadis saaid ah oo saarma neerafka ,caabuq ku dhaca neerafka dareenka siiya lugta iyo jug gaadha lugta siiba misisgta iyo sinta. Jugta ama dhaawacu …

NALKA OO IFAYA MA SEEXATAA? AKHRISO WARBIXINTAN.

Nalka oo ifaya waxa uu kordhiyaa xanuunada wadnaha iyo khatarta sonkorowga/macaanka. waxa lagu ogaaday baadhis(research ). Iftiinku waa dareen saamayn ku leh hurdadeena ,waa saacadda toosisa unugyada hoose ee jidhka ,waxa uu maamulaa habraacyo iyo habjawaabis unugyada hoose ,iftiinkaas waxa uu toosiyaa unugyada hurdada ,unugyaduna waxa ay soo daayaan hoormoono(hormone ), oo badanaa lasoo daayo maalintii xasuusnow qofku uu hurdaa …

AAD UGA TAXADIR DAAWOOYINKA SANKA LAGU SHUBO.

Dad badan ayaa isticmaala daawooyinka sanka laga qaato sida daawooyinka lagu yareeyo cabudhka iyo dareeraha sanka. Si ay u yareeyaan astaamaha durayga sida hindhisada ,cabudhka & duufka. Dadku aad ayey u jecelyihiin isticmaalka daawooyinka cabudhka biiya waayo cabudhku waa xaalad aad u daran oo kaa khalkhalinaysa jawigaad ku jirtay . Muddo kabadan 3 cisho hadii aad isticmaashid waxa jidhkaagu uu …

BOOGAHA XANUUNKA SONKOROWGU/MACAANKU UU SABABO.

Laga bilaabo qorsheynta cuntada ilaa jimicsiga caadiga ah, waxaa jira dhowr siyaabood oo lagu caawinayo maaraynta cudurka macaanka. Si kastaba ha noqotee, hal dhinac oo cudurka ah oo aan inta badan laga hadlin waa khatarta boogaha cagaha. Boogaha cagaha ee macaanku waxay ku dhacaan qiyaastii 25 boqolkiiba kiisaska sonkorowga – waa tiro naxdin leh. 20-kii ilbiriqsi kasta xubin ayaa lunta/lajaraa …

CAAFIMAADKA WADNAHA.

WARBIXIN CAAFIMAAD OO KU SOCOTA DHALIN YARTA. Khubarada caafimaadka iyo dhakhtaradeena ku takhasuusay wadnaha ee soomaaliyeed ,maalmahan waxa ay soo gudbinayaan xaalado caafimaad darro oo wadnaha ah kaas oo ku badan dhalin yarta. xanuunada wadnuhu aad ayey ugu soo kordhayaan dhalin-yarta waxa muhiim ah in tallaabo degdeg ah la qaado oo lagaga hortago xanuunada wadnaha . waxa muhiim ah in …

SHOGGA KORONTADA.

Shoogga korontadu waxa uu sababi karaa gubasho, ama waxa laga yaabaa in aanay calaamad muuqata ku reebin maqaarka. Si kastaba ha ahaatee, qulqulka korantada ee jidhka dhex mara waxay keeni kartaa dhaawac gudaha ah, wadne istaag ama dhaawac kale. Xaaladaha qaarkood, xitaa qadar yar oo koronto ah ayaa noqon kara dhimasho. TAXADIR. Ha taaban isaga/iyada hadii uu ku dhegentahay korontadu. …

3-QODOB OO KU SAABSAAN CAAFIMAADKA WADNAHA EE HAWEENKA.

Cudurka wadnaha iyo xididada waa dilaaga 1-aad ee haweenka, taasoo sababa 1 dhimasho 3dii dumara   , sida uu qabo Ururka dhakhaatiirta ku bahoobay takhasusaadka wadnaha. Horumar ayaa la sameeyay si loo dhimo cudurrada wadnaha iyo xididdada da ‘kasta iyo lab iyo dhedig kasta labaatankii sano ee la soo dhaafay, laakiin horumarku wuxuu ahaa mid gaabis ah hagaajinta arrimaha khatarta …

MAXA AY DHAGUHU II CUNCUNAAN?

Dhaguhu waa xubnayaasha muhiimka u ah qofka ibnu adamka ah , xaaladaha caafimaad darro ee lasoo darsaa waa dareen baaxad leh oo qofku si degdeg ah u dareemi karo isla wakhtiga xaaladu lasoo daristo. cun-cunka dhegta waxa uu ka bilaabma dhegta afaafkeeda hore ,tuunbada dheer ee isku xidha qaybta pina-ha ee hore ilaa dareen wadka dhegta ee auditory nerve , …