Author: Dr Mohamed Ibrahim (Alfaruki)

CUNTOOYIN DIFAACAGA KHATAR KU AH.

CUNTOOYINKA HOOS U DHIGA DIFAACA JIDHKA. Cuntadaadu waxay saamaysaa sida aad dareemayso iyo sida jidhkaagu u shaqeeyo. Iyadoo nafaqo-cufan, cunto si fiican u wareegsan ay taageerto nidaamka difaacaaga, cunto ay ku yar tahay nafaqooyinka iyo cuntooyinka aadka loo habeeyey waxay wiiqaan shaqada difaaca. Maqaalkani waxa uu taxayaa 6 cunto oo laga yaabo in uu daciifiyo habka difaacaaga. CUNTOOYINKA SONKORTA LAGU …

DHAAWACYADA SOO GAADHA XINIINTA.

Ragga iyo wiilasha, xiniinyaha ayaa ka laalaada bannaanka jidhka iyagoo ku jira kiish maqaarka ah . Meesha ay ku yaalaan awgeed, shilal badan oo kala duwan ayaa sababi kara dhaawacyo xiniinyaha ah. Dhaawac cad (gadood ama jug) ayaa sababa ilaa 85% dhaawacyada xiniinyaha. Tusaalooyinka waxaa ka mid ah: – Laad laad. -Ku dhufashada kubad/. -Shil mooto. -Shil baaskiil. Qaladaadyada kale …

ASPIRIN IYO XANUUNKA REYE’S SYNDROME.

Aspirin waa daawo loo qaato marka ay jiraan xumadda iyo kaarka badan. Da’ ahaan waala qaataa da’ walba laakin waxa uu aad ugu khatar badan yahay caruurta yaryar. Xanuunka aadka u daran ee ku dhaca caruurta ee loo yaqaan REYE’S SYNDROME waxa keena ama sababa daawada aspirin ,badana xanuunkan waxa uu ku dhacaa caruurta da’doodu kahoosayso 10 jirka. Reye’s (Reye’s …

CALAAMADAHA KHATAR-TA AH XILLIGA HOOYADU UURKA AY LEEDAHAY.

Gabadh walba oo uur-qaada waxa muhiim ah in ay taqaano calaamadaha khatarta ah ee xilliga uurka lasoo gudboonaan kara. Maadaama xaaladdan hawlo aad uculus lasoo darsayaan hooyada uurka leh waxa muhiim ah in ay kafogaato waxyaabaha halista badan sida orodka , shaqada adag , sonkorta badan , milixda badan iyo fuulista goobaha dhaadheer. Calaamadaha khatarta badan waxa laga dhaxli karaa …

YARAANSHAHA Zinc.

Zinc waa macdan iyo nafaqooyin jidhkeena muhiim u ah . faaiidooyinka aynu ka helno waxa ka mid ah hab-dfiaaceena oo aad u xoogaysta ,iskana difaaca dhammaan xanuunada iyo caabuqa ku dhaca dhammaan jidhkeena. Xilliga qofka ay ku imaadaan xaalad caafimaad darro sida timo daadashada ,xanuunada difaaca hoos u dhiga iyo xaaladaha qofka isku buuqa galiya dhammaantood waxa ay dhakhaatiirtu ay …

CANBAHA IYO NAFAQADIISA.

Canbe waa cunto khudaar ah ,aad u dhadhan macaan ku farxad galinaya marka aad cunaysid. Waa cunto dhamaystiran ,waxa kujira fiitamiino ,macdano iyo nafaqooyin u wanaagsan difaaceena ,kana hortagaya xanuuno badan Nafaqo ahaan waa cunto aad muhiim inoogu ah cuniddiisu . NAFAQOOYINKA KU JIRA. B)kolorka kujiraa waa 67 , maalintii qofka waxa looga baahan yahay 4. T) subaga iyo duxda …

FAHAMKA HEERKA OXYGEN.

Cabirka heerka hawada oxygen ee aynu qaadanno , iyada oo la cabirayo inta hawo ee ay xambaarsanyihiin unugyada cascas ee dhiigeena, maadaama unugyada cascas ay kudul yaalaan unugyada loo yaqaan hemoglobin. jidhku waxa uu aad ugu baahan yahay xaddi oxygen ah hadii uu waayo si hufan uma shaqaynayo. Dhab ahaantii heerka oxygen hadii hoosayso ,jidhku waxa uu muujin doonaa calaamado …

FAAIIDOOYINKA CAAFIMAAD EE FIITAIN E-GA.

Miyaad garanaysaa faaiidooyinka caafimaad ee uu leeyahay fiitamin E. Warbixintan waxa aynu kaga hadli doonaa , faaiidooyinka fiitamin E-ga Iyo xanuunada uu daawada u yahay. fiitamin E waxa laga helaa furuutka , salliidaha ,afakaadada iyo meelo kale oo aad ubadan . MUXUU INOO QABTAA FIITAMIN E? NADIIFIYE WANAAGSAN OO JIDHKA AH. waxa uu qurxiyaa maqaarka isaga oo meesha ka saaraya …

XANUUNKA KERATOMALACIA EE INDHAHA KU DHACA.

Keratomalacia waa xaalad isha (ocular), badiyaa saameeya labada indhood (labada dhinac), taas oo ka dhalata yaraanta daran ee fitamiin A. La’aantaas waxay noqon kartaa cunto (sida, qaadashada) ama dheef-shiid kiimikaad (ie, nuugista). Faytamiin A wuxuu lagama maarmaan u yahay aragga caadiga ah iyo sidoo kale korriinka saxda ah ee lafaha, maqaarka caafimaadka leh, iyo ilaalinta xuubka xabka ee dheef-shiid kiimikaadka, …