Dhowr maalmood kadib waxa soo baxday qaylo dhaan aad u cabsi badan ,inaga oo go dhibaatada iyo caafimaad darrada baahsan ee uu keenay xanuunka covid-19 . OMICRON waa nooc ka mid ah SARS-CoV-2, fayraska keena COVID-19. Kala duwanaanshiyaha ayaa markii ugu horreysay lagu wargeliyay Ururka Caafimaadka Adduunka ee Koonfur Afrika 24kii Noofambar 2021. MAXAA AY KU KALE DUWAN YIHIIN DELTA …
Hemoglobin waa protein -barootiinkaa oo ku dul yaal unugyada cascas , shaqadiisuna waa in uu inoo xambaaro hawada oxygen. sidoo kale waxa ay qaadaa oo ay jidhka ka saartaa qashinka hawada carbon . haddii ayna jirin ama ay dhiigga ku yartahay maadada hemoglobin waxa hoos udhac weyn uu ku imaadaa hawo mareenka iyo hawo qaadashada , taasna qofkii saamayn aad …
Caabuqu waxa uu ku kordhaa 5 siyaabood , taas oo qofka u sahasha in uu sifudud uu xanuun u qaadi karo . calaamadaha lagu garto in caabuq dhaliye uusoo galay waxa ka mid ah:- -xumadd. -kaar/xanuun badan. -barar. 5-TAN SIYAABOOD AYAA SI SAHLAN KUUGU KEENI KARA CAABUQ. 1.GACMO AAN NADIIF AHAYN OO AAD KU TAABATO SANKA ,AFKA IYO INDHAHA. Jeermisku …
Haddii aanad qabin xanuunada dhagaha ku dhaca waa muhiim in dhagahaaga aad u nadiifisid. Dhaguhu waxa ay soo daayaan dareere loo yaqaan dhukkay, hadii uu adkaado saamayn ayuu ku yeeshaa maqalka iyo caafimadka dhegta , sifudud ayaa loo nadiifiyaa. Dhagaha hadii ay galaan cayeyaan sida xuunka,baranbarada iyo dhammaan cayeyaanka yaryar ee duula waxa dhegta nadiifinaya xirfadle caafiaad ,waa in si …
In aad ka habsaantid akhrinta iyo ogaanshiyaha tobankan qodob maaha. Kelyuhu waxa ay ka mid yihiin xubnayaasha halbowlayaasha ah. Tobanka qodob waxa ay kale yihiin:- XADDIGA BADAN EE XANUUN BAABIIYAHA AH. Daawooyinka xanuun baabiiyeha ah ee aan lagu bixin waraaqda ee loo yaqaan NSAIDs ,waxa ay hoos u dhigaan kaarka iyo xumadda ,laakiin waxa ay dhaawacaan kelyaha ,haddii aad hore …
Haddii aad leedahay hawo qabatin(xiiq),haddii ay xaaladu cuslaato daawooyinkuna ay wax ku tari waayaan dhakhtarkaagu wuxuu ku qorayaa in mishiinkan lagugu xidho si daawoo laguugu siiyo. mishiinkan qof walbaa uu isticmaali karaa sidoo kale waa mid la qaadi karo goob walba iyo meel walba uu u qaadan karo qofka bukaha . Daawooyinka xiiqda ee mishiinkan loo isticmaalo waa qaar dareere …
QANJIDHKA RAGGA. Qanjidhka loo yaqaano prostate gland waa qanjidh yar oo kuyaala inta u dhaxaysa kaadi-haysta iyo xubinta ragga. Qanjidhku waxa uu sidoo kale udhowyahay malawadka ,tuunbada kaadida dibadda usoosaartaa waxa ay dhex-martaa qanjidhka prostate ka ,kaadi haysta iyo xubinta ragga ilaa ay kaadidu dibadda u baxayso . SHAQOOYINKA QANJIDHKA. –Qanjidhku waxa uu soo daayaa dareere yar kaas oo ilaaliya …
Misirku waa cunto aad u dhadhan macaan oo soo jiidasho leh ,sidoo kale waa cunto ka mid ah cuntooyinka aad muhiimka inoogu ah hab difaaceena . xubnayaasha muhiimka u ah jidhkeena sida wadnaha ayaa ay soo bandhigaan in uu aad muhiim ugu yahay. WADNAHA. Wadnuhu waxa uu ka mid yahay xubnayaasha ugu qaalisan jidhkeena ,cuntooyinka aynu isticmaalno faaiidada aynu ka …
Potassium waa mid ka mid ah macdanaha jidhkeena aadka ugu muhiimka ah. Habsami u shaqaynta jidhkeena marka la isku wada qaado faaiidooyin aad ubadan ayey inoo leedahay . faaiidooyinka potassium aynu ka helno. potassium waxa ay kor uqaadaa shaqada muruqyada midhicirada ,waxa ay ka hortagtaa calool istaaga. potassium muruqyada waxa ay siisaa awood ayku sameeyaan fiditaan iyo laabasho taas waxa …
Caano-fadhigu waa caano iyo nafaqooyin kale oo la isku daray ,aad iyo aad u nafaqo badan . Cunto dhaqankeena waxa ay cuntada ku isticmaalnaa ciir ,ciirtu aadbay unafaqo badan tahay waxa ay ka koobantahay waa caanaha inta ugu nafaqada badan. Caano fadhigu waxa uu ka kooban yahay biyo,caano barotin, dux iyo sonkor. 1.Caano-fadhigu waa nafaqo dhamaystiran waxa aad ugu badan …