Dawo caday-gu waa daawooyin lagu nadiifiyo afka iyo ilkaha . qofka afkiisu ku timaad xaalad kabaxsan xaaladii caafimaad qabka waxa la odhan karaa qofkaa afkiisu ma caafimaad qabo. GOORMA AYUU U BAAHDAA QOFKU IN UU KU CADAYDO DAAWO? dadka waaweyn waxa ay u baahdaan xilliga qofka afkiisu wax iska bedelaan sida afbuuq,cirid dhiig, suus iyo burburka iligga. caruurta yaryar ,dhakhaatiirta …
Dhegtu waa xubin muhiim u ah nolosheena ,sidoo kale waxa ay aad muhiim ugu tahay socodka qofku uu soconayo. dhegta maadaama maalin walba intaas o kun oo boodh ah ay galayaan waxa ay samaysaa difaac ay iskaga ilaalinayso dhaskaas iyo bakteeriyadaas in ay waxyeeleeyaan sidaa darteed waxa ay soo daysaa dareere yar oo looyaqaano dhukay. Dhukayga dhegta marka laga sifaynayo …
Daawada omeprazole waa daawo ka mid ah daawooyinka loo isticmaal xanuunka gastric ,daawadan waa daawo ay bulshada soomaalida iyo ethiopianku ay aad u isticmaalaan . OMEPRAZOLE YAA ISTICMAALI KARA? Waxa lagula tacaalaa caabuqa ay keento backeriyada caloosha laga helo ee loo yaqaano helocobacter bacteria , acid-ka calooshu markay badato iyo xanuunka loo yaqaano GERD. Daawadan badanaa waxa ay dadka ku …
Ilkaheenu waxa ay leeyihiin godad aan daloolin lakin xoodan sida buurta oo kale ah ,kuwaas oo inaga anfaca in ilkaha sare iyo ilka daanka hoose ay si isleeg isku dul istaagan ,xiliga cuntada la burburinayana waa kuwa inaga caawiya in sifiican loo burburin karo cuntada. Daloollada ayaa ah aagag si joogto ah u burburay oo ku yaal dusha adag ee …
ARAGTIDA FOG OO AAD SIFIICAN U ARKI WAYDO MAXAA AAD KA DHAXLI KARTAA? Dhimis -darradu ( myopia) waa xaalad aragti guud oo aad ku arki karto walxaha kuu dhow si cad, laakiin walxaha kaa fog ayaa cawlan. Waxay dhacdaa marka qaabka ishaadu ay keento in fallaadhaha iftiinku si qaldan u foorarsadaan (u diidaan), iyagoo diiradda saaraya sawirrada indhahaaga hortiisa halkii …
Isnidaamisku waa caabuq ku dhaca maqaarka jidhkeena . Waxa sababa ilmo aragtay xanuun dhaliye ah oo loo yaqaan Sarcoptes scabiei. xanuun dhaliyahan oo maalmo iyo bilo ku dul noolaanaysa maqaarkaaga ,way ku tarmaan kadib beedka ayey dhigaan maqaarka dushiisa ,waxa ay dhaliyaan cun-cun , barar iyo finan biyo leh oo aad u xanuun badan. 130 million oo qof ayaa maalintii …
Neef-qabatowgu waa xaalad degedeg ah oo ku timaada tuunbooyinka hawo mareenka ee qofka xanuunka xiiqda qaba. neef qabatowgu wuxuu noqon karaa mid degdeg ah, oo u baahan gargaar degdeg ah iyo daryeel caafimaad oo degdeg ah. Haddii aad tallaabo degdeg ah qaaddo, waxaad yareyn kartaa halista xaaladda degdegga ah ee neef qabatowga tuaasle ahaan adiga oo qofka kasaara goobta taas …
Dhammaanteen way ina qabsata, waxaan ku dhibtoonay inaan subaxdii kacno Ama, goor dambe, markaad dareento in madaxaagu culeys yahay oo aad u malaynayso in indhahaagu xirmi doonaan daqiiqad kasta. Waxaa laga yaabaa inaad la kulanto hoos u dhac xagga tamarta fiidkii oo ay kugu adkaato inaad ka dhigto dhammaadka maalinta. Waa caqabad inaad adkaysi u yeelato maalinta oo dhan. 10 …
Ku qarqoomidda in biyo lagu qorqoomo ama la quusoo waxa ay keenta in sanka iyo afkaba biyo badan qofka ay ka galaan isaga oo is leh hawo qaado. qofku marka isaga oo aan is ogayn uu ku dhaco biyo sida baraakad ama baddu ay la tagto oo ay liqdo ,isla markaaba waxa qofkaa xidhma hawo mareenka maadama biyo badan ay …
Waxa laga yaabaa in aad la kulanto shil ,ama ALLE kuguma keeno shil in aad gashid oo aanad dhaawacmin magaran kartaa sida aad u caawin lahayd dadka dhaawaca shilku uusoo gaadhay ? Laga soo bilaabo 2010 dhulka somalida waxa aad u soo badanayaa baabuurta iyo shilalkooda ,shilalka ugu badan waxa sababa waa khibrad la’aan dirawalka,wadooyinka oo aan hagaagsanayn ,baabuurta oo …