Hannaankan oo aad u ballaaran, wuxuu ka sameysan yahay unugyo haragga, dhiigga, dhuuxa lafaha, xuubabka, iyo qeybaha kale ee jirka. Marka hannaankaas uu u shaqeynayo sidii loo baahnaa, wuxuu ka hortagayaa halis kasta oo ku soo weerarta, wuxuuna xakameynayaa dhibaatada ka dhalan karta weerarradaas, sida laga soo xigtay Hay’adda Caafimaadka ee NIH. Haddaba, si jirkaaga uu isu difaaco, waxaad u …
In kasta oo xulashada shaqsiyadeed ee hooyooyinka, haddana waxay ku habboon tahay ilmaha iyo hooyada labadaba in dhallaanka la nuujiyo ugu yaraan lixda bilood ee ugu horreysa. Waxay siisaa ilmaha xasaanad, isaga oo ka ilaalinaya dhowr arrimood oo caafimaad inta lagu jiro bilaha hore ee dhalashada kadib. Waxay ka kooban tahay saddexda nafaqo -yaqaanka, sida. dufanka, borotiinka iyo karbohaydraytyada. Dhakhaatiirtu …
Kelyuhu waxa ay kuyaalaan hoosta hoose ee lafaha saablayda ,xigta xagga laf dhabarta ama xangulaha. muuqaal ahaa waxa ay u eeg yihiin digirta. shaqooyin aad muhiim u ah ayey inoo qabtaan kelyuhu sida in wasakhda jidhka ay kasaaraan ,biyaha badan ee anu jidhku u baahnayn in uu ka saaro ,wasakhda waxa lagu uruurinayaa kaadi haystaa kadib halkaas ayaa dibadda looga …
Xanuunka ameba waa caabuq ka mid ah caabuqyada ku dhaca mindhicirada waaweyn ee hab-mareenka cuntada. Xanuunkan waxa uu aad ugu badan yahay caruurta maadaama ay badanaa afkooda waxyaabo aan nadiif ahayn ay isticmaalayaan. sida cunto aan nadiif ahayn ,biyo aan nadiif ahayn ,dhagaxan ,ciid iyo waxyaabo badan oo caruurtu ku ciyaarto . Waxa ay sahli karaan waxybaaha ilmuhu ku ciyaarayo …
Faaliggu waa xanuun kamid ah xanuunada aan faafin . faaligga waxa keena oo ugu badan waa dhiikarka oo aad u sarreeyaa. calaamadaha faaligga waxa loosoo gaabiyaaa FAST. F-FACIAL WEAKNESS(MUUQAALKA WAJIGA OO URURA AFKUNA UU QALOOCDO). ARM WEAKNESS(GACMAHA MID KAMID AH OO AWOODEEDU YARAATO AMA SHAQAYNAYNBA.) SPEACH PROBLE(HADALKII OO KU ADKAADA QOFKA) TIME TO CALL(WAKHTIGAN WAA IN AAD WACDID QOFKU CAAWIYA) …
Caafimaadka maskaxdu waa aas aasaha jidh caafimaad qaba. lixtan tiir waxa ay muhiim u yihiin caafimaadka maskaxdeena . Jimicsiga fudud . Cunto nafaqo leh oo dheeli-tiran. ka hortagga khataraha caafimaad darrada keenaya ee la xidhiidha xanuunada. Hurdo aad ku dareentid degenaanshiyo, wakhti ku haboonna aad seexatid. Jimicsiyada maskaxda. Dhex-galidda bulshada .
Hooyooyin badan ayaa aaminsan in caanaha naasahooda in ay ku yaryihiin ilmahooda, sababtane waxay tahay iyagoo aaminsan waxyaabo qaldan oo ay ku ogaadaan in caanaha ay yaryihiin ama ay badan yihiin. Tusaale ahaan, hooyooyinka qaar ayaa waxaa calaamad u ah in hadduu cunuggu dilqaynin in naasahooda caanaha ku yaryihiin. Hooyooyinka qaar ayaa aaminsan in haddii naasaha aysan caano ka keeni …
Cannulla waa tube yar oo la raaciyo xididada dhiiga ama tiftaafyada . sabababaha loo isticmaalo waxa ka mid ah:- -In daawo qof lagu siiyo. -In cuntooyinka nafaqada leh ee xididka laga qaato qofka lagu siiyo. -In dhiigga marka qofka lagu shubayo lagu xidho. QALABKA U BAAHANTAHAY. Gacmo galis (gloves). Jeermis dile(alcohol). Cudbi(cotton). xadhig(torniquate). siringe(syringe and needle) . daawada qofka aad …
Warbixino caafimaad ayaa lagu so bandhigay in in fiitamin d-gu aad u horumariyo caafimaadka naaska ,kana hortago in kansar uu ku dhaco. Marwalba oo ay soo booqdaan dumarku dhakhtarada ,dhakhaatiirtu waxa ay uqoraan fiitamin -d maadama uu aad u caawinayo xaaladaha caafimaad ee gabadha sidoo kale dumarka dhaafay da’dii dhasha ayaa ay daraasaduhu sheegayaan in ay muhiim aad ah u …
In aad isticmaashid cuntooyin muhiim ah xilliga jidh-dhiska aad ku jirtid waa muhiim. cuntooyinka ku haboon jidhiska marka aad galaysid gymta waxa ka mid ah :- Biyo . Beedka. barootiinka loogu talo galay gymta oo aad ku qastid caagadd ta biyaha oo kale ah. afakaado. buskud ama cuntooyin barootiin ku badan yahay, caano-fadhi ama yogourt. kalluunka , waxa ugu wanaagsan …