Author: Dr Mohamed Ibrahim (Alfaruki)

MAXAA KEENA QABSINKA?

Shaqo gudeedka xubintan ayaa waxa ku dhaca in xididadu ay xidhmaan ,iyada oo loo aanaynayo kansar ama in waxyaabo jidhka dibadda kasoo galay ay xidhayaan. cayaanka yaryar ee ku dhasha indhicarrada sida ameba ayaa iayaguna sababi kara in qabsin qofka uu ku dhaco . haddii caabuq uu kaga dhaco qofka qanaca ayaa ah ta ugu badan ee sababi karta. CALAAMADAHA …

1 CUNTO OO KA HORTAGTA DHIIKARKA , WADNE-QABATOWGA IYO SUBAGGA XIDHA HAWLAYAASHA DHIIGGA.

Timirtu maahan midhaha ugu soo jiidashada badan, laakiin dhab ahaan waa macaan oo nafaqo badan leh. Daraasaduhu waxay muujinayaan in midhahan cajiibka ahi ay leeyihiin in ka badan darsin siyaabood oo faa’iido leh oo jidhkaaga looga caawiyo inuu ka bogsado, waxaana loo muujiyey inay ka hortagayaan ama / ay caawinayaan daaweynta 40 xaaladood oo caafimaad oo kala duwan . Hadana …

FAAIIDOOYINKA CAAFIMAAD EE KUJIRA NAFAQADA ENSURE.

Budada ensure waa mid kamid ah cuntooyinka ugu nafaqada badan ee la siyo dadka difaacoodu uu hooseeyo ,waxa ka mid ah dadkaas:- -dadka la nool xanuunka HIV/AIDS. –dadka la nool xanuunada jiitama sida macaanka ,dhiikarka iyo kalyo xanuunka. –dadka kelyaha loo sifeeyo. HALKAN KA AKHRI NAFAQOOYINKA KU JIRA CAANAHA ENSURE HALKAN KA BOGO. https://static.abbottnutrition.com/cms-prod/abbottnutrition-2016.com/img/Ensure-Original-Powder.pdf