Author: Dr Mohamed Ibrahim (Alfaruki)

Cuntooyinka muhiimka u ah qofka cadaadiska dhiigiisu uu sareeyo.

Cadaadiska dhiigga(dhiikarku)haddii uu ka sareeyo inta caadiga ah 140/90mmhg qofkaa waxa aynu nidhaahnaa waxa sareeya cadaadiska dhiiggiisa. Muhiimad aad u weyn ayaa ku jirta in qofka cadaadiska dhiigiisa lagu ilaaliyo cuntooyinka . Cuntooyinkaa waxa ka mid ah:- Cuntooyinka uu ka fogaanayo qofka dhiikarka leh xilliga uu dhiigu kacsanyahay. Cuntooyinka qofka dhiikarka leh waxa la raaca sharci loo yaqaan DASH DIET …

NEUROPATHY:XANUUN UU KEENO MACAANKU/SONKOROWGU.

Neuropathy waa xanuun badanaa ka dhasha sonkorowga,waxa dhaawacma peripheral nervous system ka meelaha ay ku dhamaadaan sida faraha ,dhegaha sanka iyo xubinta taranka ragga. Qofku waxa uu ka dareemaa meelahaa hab dareenku uu ku dhamaanayo kabuubyo joogto ah iyo gariir. Calaamadaha lagu garto xanuunkan waxa ka mid ah: SIDEE AYAA UU UGA HORTAGI KARAA QOFKA MACAANKA QABAA XANUUNKA NEUROPATHY? FIITAMIINADA …

Vitamin-qaar hadii ay kaa yaraadaan hurdo yaraan ayaad isku arki-kartaa.

Vitamin-nadu waa kaabaha jidhkeena iyo hab difaaceena ,marnaba kama maarano cunto dheeli tiran in aynu cunno haddii ay dhici waydo kawaran ,waa in uu qofku uu qaato fiitamiino dheeli tira nafaqo ahaan maalintii inta uu u baahan yahay. Vitaminada qaar hadii qofka ay ka yaraadaan waxa uu isku arkaa calaamado badan oo lala xidhiidhiyo hadba vitamin ka ka dhiman qofka. …

How to prevent dengue fever?

Dengue fever is a viral infection that spreads from mosquito to peaple. its more common in tropical and subtropical climates. Symptoms of dengue fever are :- People with these severe symptoms should get care right away.  After recovery, people who have had dengue may feel tired for several weeks. Diagnose and treatment. There is no specific treatment for dengue fever …

|IN AAD KHATAR WAXA KUGU AH AAD OGAATO WAA MUHIIM.

Khataraha inagu gadaaman ayaa ah kuwa bulsho ahaan inagu hareeraysan sida shaqooyinkeena,qaabka aynu u noolnahay ,dhaqan dhaqaalaha aynu haysano. Wakhtigan aynu joogno waxa aad u badan xanuunada jiitama ee aynu kadhaxalno waalidkeen ama qaraabadeena, sidoo kale waxa iyaguna kordhay xanuunada ka dhashay sida aynu u noolnahay . Halisaha inagu gadaaman ee dadkeenu kawar hayn waxa ka mid ah:- – Dadka …

7 Impressive benefits of vitamin C.

Vitamin C has many benefits in our body ,in our body doesn’t make vitamin c. Sources of vitamin c included ,bell pepper,brocolli,kiwifruit, strawbery,tomatoes,brussels sprouts, citrus frutis,oranges,papaya and red cabbage. Vitamin C Deficiency Symptoms: 1.May reduce your risk of chronic diseases. Vitamin c is a strong antioxidant ,helps to reduce the risk of chronic diseases. 2. May help manage of high …