Author: Dr Mohamed Ibrahim (Alfaruki)

Dadkee ayaa u baahan in ay la socdaan xadiga Vitamin-D-ga?

Vitamin-D gu waxa uu ka ciyaaraa caafimaadka qofka qayb baaxad weyn ,sida hab-difaaca,wadnaha ,lafaha,habdhiska dhiig wareegga,aragtida iyo xubnayaasha muhiimka ah sida kelyaha. Vitamin-D ga waxa samaysta jidhkeena ,jidhkoo caawimo ka helaya cadceedda. Calaamadaha aad ku garan kartid in Vitamin D uu hooseeyo? Dadkee ayaa marwalba u baahan in Vitamin-D gooda in laga warhayo? Haddii bukaanadan vitamin D goodu uu noqdo …

CALCIUM DEFICIENCY AND SKIN ISSUE.

When it comes to public knowledge about milk, it is synonymous to stronger bones and teeth. But does it actually help with making bones stronger? Calcium combines with other minerals to form hard crystals that give our bones strength and structure. Remaining 1% is found in blood, muscles and other tissues, since it is also required by the heart, muscles, …

Do Allergies Make You Cough?

A dry cough is often caused by postnasal drip, a common allergy symptom. When mucus from your nasal passages drips down the back of your throat, it can irritate your airways and cause a persistent, non-productive cough. A dry cough can be particularly bothersome at night, making it difficult to sleep. Common Allergens That Cause Coughing: Allergens that can trigger …

Goormaad U Baahan Kartaa Kaadi Saaris Iyo Kelyo Dhaqid?

Kelyahu waa labo xubnood oo leh qaabka ama shabahaada midhaha digirta, waxay ku yaalaan labada dhinac ee xangulaha. Kalyahu waxay qabtaan shaqo aad u culus oo muhiim u ah nolosha qofka. Waxay nadiifayaan dhiiga ayagoo ka saaraya qashinka jirku kasoo saaro waxyaalaha aan cunno ama cabno. Marka kelyahaagu aanay si  fiican u shaqeynaynin, kaadi-saaris ayaa loo baahan yahay si jirka looga saaro …

Working long hours can effects your health!.

Here are some of the potential negative health impacts of excessive work hours based on my knowledge from August 2023: Physical Health Risks: Mental/Emotional Health Risks: Long-term, the cumulative effects of overwork can be quite serious, potentially leading to chronic health conditions. It’s so important to recognize the signs of work addiction or burnout and take proactive steps to prioritize …

SHAQADA BADAN SAAMEYN MAKU YEELANAYSAA CAAFIMAADKAAGA?

Haa!!!!!!!!!!!!! Shaqadu waa awoodda iyo sababta aynu ku helno quutal daruurigeena,si nolosheena aynu ugu helno cunto,daawo,waxbarasho iyo adeegyada kale ee nolosheena ku horumarinayno sida caafimaadka. Haayadda caafimaadka aduunka waxa ay sheegtay in qofku uu shaqayn karo ugu yaraan 8-saacadood. 8-SAACADOOD OO SHAQO AH KADIB QOFKU SIDEE AYUU CAAFIMAADKIISA U ILAALIN KARAA? SHAQADA BADAN WAXA AY HOOS UDHIGTAA CAAFIMAADKAAGA! Haa ,waxa …

XUSKA MAALINTA XANUUNKA DHIIKARKA(HYPERTENTION).

Xanuunka dhiikarka waa mid Ka mid ah Xanuunada jiitama ,cadaadiska dhiigga oo Ka kooban laba cadaadis ayaa kale ah systolic blood pressure iyo diastolic blood pressure. Systolic blood pressure ayaa laga rabaa in uu ahaado 100- 120mm/hg. Diastolic blood pressure Ku uu ahaado inta udhaxaysa 60-80mm/hg. Cadaadiska dhiigga waxa laga rabaa in uu ahaado 120/80mm/hg. Hadii uu ahaado 140/90mm/hg ayaa …