Author: Dr Mohamed Ibrahim (Alfaruki)

XUSKA MAALINTA XANUUNKA DHIIKARKA(HYPERTENTION).

Xanuunka dhiikarka waa mid Ka mid ah Xanuunada jiitama ,cadaadiska dhiigga oo Ka kooban laba cadaadis ayaa kale ah systolic blood pressure iyo diastolic blood pressure. Systolic blood pressure ayaa laga rabaa in uu ahaado 100- 120mm/hg. Diastolic blood pressure Ku uu ahaado inta udhaxaysa 60-80mm/hg. Cadaadiska dhiigga waxa laga rabaa in uu ahaado 120/80mm/hg. Hadii uu ahaado 140/90mm/hg ayaa …

ANEMIA CAUSED BY LOW OF IRON.

Anemia is a condition characterized by a low level of red blood cells or hemoglobin in the blood, which reduces the blood’s ability to carry oxygen to various tissues and organs in the body. One common cause of anemia is iron deficiency, which occurs when there is an inadequate amount of iron available for the production of hemoglobin. Iron is …

HOOYADU MARKA AY UMUSHO MAXAY U BAAHANTAHAY?

Laga soo bilaabo uur-qaadka hooyadu ay ilmaha ku qaado illaa inta ay ka umulayso waxa ay ubaahantahay daryeel joogto ah . Hooyadu marka ay ilmaha qaaddo dhammaan xubnayaasha jidhkeedu way isbedelayaan ,way-dabcayaan sidoo kale shaqo badan ayaa ay xubnayaashu ay qabanayaan. Xilliga ay uurka siddo waxa ugu wanaagsan ee hooyada lagu ilaaliyaa xaaladeeda waa kawar hayn ,dhakhtar joogto ah oo …

HEALTH BENEFITS OF VITAMIN-E.

Vitamin E is a crucial nutrient that plays various roles in maintaining our health. Here are some key points regarding its importance and sources: – Antioxidant Protection: One of the primary roles of vitamin E is its antioxidant function. It helps protect cells from damage caused by free radicals, which are unstable molecules that can harm cells and contribute to …

SKIN AND ASCORBIC ACID(Vitamin C).

Ascorbic acid, commonly known as vitamin C, offers several potential health benefits for the skin when applied topically. Here are some of the benefits of ascorbic acid on the skin: When using ascorbic acid topically, it’s important to consider a few things. Ascorbic acid is unstable and can be easily degraded by exposure to air, light, and heat. Look for …

SIYAABAHA LOO KORDHIYO UGXANTA RAGGA.

Taranka ibnu aadamka ayaa ah mid ka kooban laba ugxamood ,ugxan labood iyo ugxan dhadig. Ugxantu waxa ay ubaahantahay daryeel ,ilaalin labadaas qodob marka laga imaado halka ay ku dhowrsan yihiin oo ilaahay ilaaliyey ,qodobka daryeelka ayaa mid aadumuhu uu ka masuul uu yahay. In la kordhiyo xaddiga ugxanta ninka waa marka caqab ay ku timaado oo qofka ay kusoo …