Maalinta macaanka/sonkorowga aduunka maxa aad kaga qayb qaadan kartaa. Maalinta macaanka aduunka ayaa loo asteeyey 14/11/2023 oo ah maalinta salaasada ,waa maalin aynu inbadan haldoorkeena iyo dhakhaatiirteenu ay kaga hadlaan taariikhda sonkorowga/macaanka ,siyaabaha uu qofku ugula noolaanayo, cuntooyinka haboon in qofku marwalba uu qaato, jimicsiyada loo ogol yahay ,daawo qaadashada , fiitamiinada uu jidhku u baahan yahay iyo …
Beans and legumes are an inexpensive and heart-healthy group of foods, which are popular all around the world. In addition to being high in protein, beans and legumes are also good sources of fiber, iron and potassium.Beans and legumes that are particularly high in protein include soybeans, lentils, white beans, cranberry beans, split peas, pinto beans, kidney beans, black beans, …
Yaraanshiyaha platelets oo ah unugyada dhiigeena siiya xinjirta ayaa loo yaqaan thrombocytopenia. 1–9 daqiiqo ayaa ah sida caadiga ah in uu dhiiggu ku istaago meel walba oo jidhka ah ,hadii uu ku istaagi waayo waxa yar plattelets. Inta la rabo ee plattelets ah waa 150,000 to 450,000 platelets per microliter. 5% hooyooyinka uurka leh ayaa yeelan kara in xinjirtoodu ay …
1. Miisaankag aad u ilaali ,oo ku ilaali inta la ogol yahay 75–80kg. 2. Cunto nafaqysan cun,cunto ka kooban khudaar cagaaran,sonkoro,barootiin ,dux ,macdano iyo fiitamiino. 3. 30 daqiiqo oo dhaqdhaaq ah ama guclyn,jimicsi. 4. Balwadaha aad isticmaashid yaree ,jooji muddo kadib si aad ugu noolaatid caafimaad waara. 5. Hadii aad sonkor la nooshahay(sonkorow) ku ilaali inta la ogol yahay. – …
Waxaa laga yaabaa inaad hore u ogaatay sida lawska u caafimaad qabo. Carbohydratesku ku yar yahay oo borotiinku ku badan yahay, lawskani wuxuu bixiyaa nafaqooyin kala duwan iyo dufan caafimaad qaba. Waa kuwan qaar ka mid ah faa’iidooyinka cajiibka ah ee ay bixiyaan. 1. 𝐋𝐚𝐟𝐚𝐡𝐚 𝐔 𝐑𝐨𝐨𝐧 Lawsku waxa uu qani ku yahay maadada manganese iyo fosfooraska waxana ay caawisaa …
𝗜𝘀𝘁𝗶𝗰𝗺𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗞𝗵𝘂𝗱𝗮𝗮𝗿𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮: Haya’adda Caafimaadka Adduunka ee loo yaqaano(WHO), waxa ay ku talisay in maalinkasta la Cuno Khudaar qiyaasteedu noqonayso 𝟒𝟎𝟎 𝐠𝐦 Taas oo faa’ido aad badan u leh Nafaqada iyo Caafimaadka Qofka. 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢 𝟐𝟎𝟏𝟕,Waxay dhintay ilaa 3.9 million oo qof adduunka, Sababaha ugu wayn waxay ku taxaluqaan inaanay isticmaali jirin xaddi ku filan Khudaarta kala Duwan. Waxaa jira …
Orodku waa jimicsiga ugu wanaagsan marka labarbar dhigayo jimicsiyada kale, waxa uu qofku dhaqaajinayaa in taa uu ordayo dhammaan muruqyada jidhkiisa ,muruqyadaas oo isticmaalaya awood ay ku dhaqaaqaan . Orodka waxa aynu ka helnaa awood jidh ahaaneed,jidhka oo iska saara wasakhda badan,maskax fayow oo heshay dhiig fiican iyo awoodda wadnuhu dhiigga uu ku tuurayo oo wanaagsanaata. Uma baahnid orod badan …
Caruurta badanaa caabuqa dheguhu waxa uu ku dhacaa xilliga schoolka . Badanaa hore uma ogaano ilmaha maqalkiisu in uu hoos u dhaco ama dhegtu caabuq ay leedahay,badanaa waxa aynu ogaana xilliyada ay calaamado muujiyaan. Calaamadaha lagu arko waxa ka mid ah: Hadii aad aragtid ilmahaaga oo qanjo xanuunku uu kusoo noqnoqnayo ku dedaal sidoo kale in aad eegtid dhegaha waayo …
Sonkorta dhiiga hadii ay saraysanto luqadda caafimaadka waxa loo yaqaanaa hyperglycemia. Sonkortu hadii ay kasarayso aroorta hore qofku isaga oo aan wax-cunin- 125mg/dl waxa la odhanayaa sonkortiisu way saraysaa.. Qofku marka wax uu cuno kadib 2 saacadood hadii sonkortiisu ay ka sarayso 200mg/dl waxa la odhanaya sonkortiisu waysaraysaa. Calaamadaha lagu garto sonkortu in ay sarayso. – Harraad badan. – Qalayl …
Dadka qaar ayaa ka cawda in kaneecadu ay dhiigooda jeceshahay oo ay iyaga aad u qaninto. Laakin, aan garanayn sababta ay dadka kale uga dooratay oo ay markasta usoo doonato. Daraasad la sameyay ayaa waxa lagu ogaaday in dhawr shay ay sabab u noqdaan in qofka ay kaneecadu dad gaar uun qaninto. 1- Nooca dhiga- Darasad la sameyay ayaa lagu …