Author: rashedibr

6 Cudur Oo Isticmaalka Kalluunku Ka Hortago.

Cunitaanka joogtada ah ee kalluunka waxa uu ka caawiyaa dadka, kana hor tagaa xanuunno badan oo halis ah. Saliidda kalluunka loo yaqaan Salmon waxa uu leeyahay oo uu qani ku yahay duxda loo yaqaan (omega-3 fatty acids) Kalluunku waa cunto runtii aad u muhiim ah, waxaana ka buuxa fiitamiino iyo macdanno, kuwaasoo ay ugu muhiimsan tahay duxda omega-3 fatty acids, …