Kansar marka la leeyahay waa unug si xawli ah u koray. Ma jirto awood lagu joojin karo xanuunka kansarka laakiin waxa uu leeyahay ka hortag fiican ,oo qofka lagu awoodsiinayo unugyadiisu in ayna u nuglaan xanuunka kansarka. Xanuunka kansarku waxa uu ku dhacaa unug walba oo jirkeena ,unugyaduna way u kale nugulyihiin kansarka ugu badan ee dadkeena ku dhaca waa …
MAXAA CADAADISKA DHIIGGA HOOS LOOGU DHIGAA? Dadka la nool xanuunka dhiikarka,cadaadiska dhiiggoodu hadii uu ka sareeyo 140/90mm/hg, dhakhaatiirtu waxa ay siiyaan daawooyin kiniino ah oo hoos u dhiga. Cadaadiska dhiigga/dhiikarka sababaha hoos loogu dhigo waxa kamid ah si ayna u dhicin:- – Dhaawac in uu soo gaadhin kelyaha. – In laga hortago faalig. – In laga hortago xanuunada wadnaha iyo …
Shuban – waa saxaro jilicsan laba illaa saddex-jeer qofku/ilmuhu uu dhigo. Mantag – awood ay isticmaalayaan muruqyada caloosha kuwaas oo caloosha ka caawinaya in ay iska saarto waxyaabaha soo galay,xanxantayn la xanxantaynayo hunguriga ayuu ka imanaya mantaggu. Caabuqa ugu weyn ee mantagga keena waaka kudhaca dheefshiidka afka ilaa halka ugu danbaysa mindhicirka ee malawadka. Waxa keeni kara waa ilmo-aragtay sida …
Dahaadhka sare ee isha ayaa ah ilin,ilintu isha waxa ay u tahay difaac ,ilin ayaa ay soo daayaan qanjidhada indhaha ku hareeraysan si ay u ilaaliyaan isha qoyaankeeda. Dadka qaar ayaa helin ilin isha u ilaalisa qoyaanka ,si fudud uma dareemayaan raaxada araga. Maxaa sababa indho-qalaylka? Xaaladaha kale ee keeni kara waxa ka mid ah:- CALAAMADAHAN HADII AAD ISKU ARAGTID …
Waxa aad maqashaa hebel -waxa uu u baahan yahay nafaqo/waxa ku dhacay nafaqo -darro ayaa haysa, nafaqo-darro maxay tahay? Nafaqo-darro waxa loo yaqaan laba xaaladood:- Cuntooyinka aynu qaadano waa cuntooyinka kooban dux/subag,fiitamiino,macdano,sonkor iyo barootiin cuntada aan intaa ka koobnayn waxa loo yaqaan cunto aan nafaqo lahayn. Hadii cuntada uu qaadanayo qofku ay badantahay oo si xad-dhaaf ah uu u qaado …
Uurku wuxuu jiraa ilaa 40 toddobaad. Toddobaadyada waxa loo qaybiyaa saddex saddex bilood. Saddexda bilood ee ugu horreeya waa waqtiga u dhexeeya bacriminta ukunta shahwada (rimidda) iyo toddobaadka 12 ee uurka. Jirka haweeneydu waxa uu maraa isbeddello badan inta lagu jiro 12ka toddobaad ee ugu horreeya uurka. Dumarku waxay inta badan bilaabaan inay ka welwelaan: Maxaa la cunaa? Fiitamamiino ma …
Sonkorowgu/macaanku waa xanuun jiitama ,ganacu waxa uu waayaa unugyada usoo saara maadada insulin oo control-sha heerka sonkorta dhiigga dhex-qulqulaysa. Sonkorta badan ee dhiiggu waxa ay waxyeelo u gaysataa unugyada dareemayaasha,taranka,indhaha,kelyaha,wadnaha iyo lugaha. Hadii sifiican oo loo ilaalin heerka sonkorta waxa ay keeni kartaa cawaaqib xumooyin saamayn xun leh . Siyaabaha lagaga hortago dhibaatooyinka macaanku gaysto waxa ka mid ah: Cabirka …
Kale-bixiddu waxa ay dhacdaa marka laftu kasoo baxdo godka ay madaxa kula jirto. Dhaawac ayaa soo gaadha kale-goysyada marka sicadaadis leh loo soo jiido gacanta ,ama ilmuhu si aan miisaamnayn uu u fadhiisto ama lugta uu kale dhaco meel kale dheer. Kalabaxu waxa uu ka dhacaa meel walba oo ay ku kulmaan laba lafood. CALAAMADAHA LAGU GARTO KALEBAXA. FIRST AID …
Dadka way kuyartahay hadal haynta kaadihaysta,laakin qof walba way saameynaysaa . Kaadi-haystu waxa ay kutaalaa uur-ku jirta hoosteeda,waxa ay qaadaa xaddi badan oo kaadi ah. Si aynu u ilaalino caafimaadka kaadi haysta waxa muhiim ah in aynu raacno qodobadan inoo tibaaxayah caafimaadka kaadi-haysta. Haysashada badan ee kadida aad xajinaysid uma wanaagsana kaadi haysta saameyn ayaa ka dhalan karta. kaadi haysashada …
Khubarada caafimaadku waxa ay ka digaan inta badan dhibaatooyinka caafimaad ee ay leeyihiin walxaha farsamaysan ee cuntooyinka lagu darsado. Maraq digaagga aad ayay Soomaalidu u isticmaashaa waxayna ku darsadaan suugada si loogu carfiyo, dhanaanna loogu yeelo, shirkadaha sameeya maraq digaagga ay badanaa soomaalidu isticmaasho waa: “Maggi”, “Oxo” “Jumbo”, “Knorr” iyo “CalNort”. Talow Ma Isweydiisay, Muxuu Maraq Digaaggu Ka Samaysan Yahay? …