Ciridka oo ku dhiiga waa xaalad nafaqo darro oo la soo daristay afkaaga. Fiitamiin-c oo ku yaraada jidhkaaga ayaa keena in qofku si fudud u cirid-dhiiggo. Xadiga fiitamin-c ee jidhkaaga marka uu yaraado saddex-bilood kadib ayey calaamadda cirid-dhiigu ay muuqataa. Fiitamin-c waxa aynu ka helnaa dhirta ,jidhkeenu ma samaysan karo. MAXAA KEENI KARA IN FIITAMIN-C UU YARAADO? Khudaarta oo qofku …
Xumaddu waa calaamad muujinaysa in difaacaagii uu la dagaalamayo caabuq jidhka soo galay . Caabuq dhaliyeyaasha sida bakteeriyada ,fayrus ka iyo ilmo aragtayda kale waxa isla ilbidhiqsigaaba dareema hab difaaceena sidaas ayuu dagaalkoodu uu ku bilaabmaa, xumaduna halkaas ayey kasoo muuqataa. Maalmihii ugu danbaysay dhulka soomalida waxa aad looga cabanayaa xumadd, lalabo iyo mantag. Walow ayna jirin research iyo warbixino …
LAAB-JEEX. Hunguriga iyo caloosha waxaa udhaxeeya muruq yar kaasoo sida caadiga ah xirma ama guntima marka ay cuntadu u gudubto caloosha waxaana loo yaqaana LOWER OESOPHAGEAL SPHINECTOR. Hadii uu dabco ama uu si fiican uxirmi waayo muruqaasi, waxaa dhacda in acid iyo waxyaabaha kale ku jira caloosha ay si fudud ugu soo gudubto hunguriga taasoo sababta laabjeex. Caloosha waxa ay …
Isku-buuqa iyo fikirka badan waa mid ka mid ah xanuunada sababa xanuunada jiitama sida macaanka iyo dhiikarka. Fikirka badan waxa uu bedeli karaa hab-nololeedkaaga ,kaas oo saamayn badan ku leh noloshaada iyo qorshayaashaada. Xilliyada kale duwan ee culayska badan maskaxda uu saaran yahay waxa loo baahanyahay in aad la tacaashid si hawshaa naftaada haysataa ayna kuu saameyn. 7-cunto oo aad …
Aad ayey muhiim u tahay in ugxantaadu tiro ahaan badantahay sidoo kalena ay awood badantahay , taas waxa ay qayb ka tahay tarankaaga. Ururuka caafimaadka aduunku waxa ay sheegayaan ugxanta awoodda badan waxa ay ka koobantahay 15 million /1 millimeter–30 million/1ml oo ugxan awood badan . Warbixintaas waxa ay kuusheegaysaa in ugxanta caafimaadka qabta ay intaas ka koobantahay. Haddii ay …
BAKTEERIYADA E.COLI IYO MARYAHA. Waxa aynu dhaqan u leenahay marka aynu dhar-dhaqanayno in aynu wada maydhano dharkeena tusaale dharka wiilasha in hal mar qasaaladda lagu wada rido . Taas waxa ay keentay dhibaaooyin caafimaad oo hor leh oo la xidhiidha xanuunada ku dhaca kaadi-haysta. Dharka hoosta laga xidho sidan nigiska(underwear) waxa ka buuxa bakteeriyada loo yaqaano E.COLI oo ah bakteeriyooyinka …
Marburg virus waa xanuun aad u daran xumad ,xubnayaasha indhaha ,afka ,dhegaha iyo xaga danbe uu qofku uu ka keenayo dhiig. Waxa uu fayrusku uu ku dul noolyahay fiidmaarta si caadi ah ,dadka waxa uu ugu soo gudbayaa marka ay quutaan cuntooyinka dhirta oo badanaa fiidmaartu ku dhex-nooshahay ama ay quudanayso. Dadka u dhinta xumaddan dhiigga wadata waa 88%,fayraska waxa …
Fiitamin-D waa fiitamiinada muhiim ka ah ee jidhkeenu marwalba uu u baahan yahay. Jidhkeenu waxa uu ka dhigaa fiitamin-D(calceferol) mid shaqaynaya oo jidhka wax u taraya marka jidhku uu helo cad-ceed ku filan . Xadiga fiitamin-D ee jidhkaagu si uu u fiicnaado waxa ay ku xidhantahay qodobo badan sida wakhtiga cadceeda socotid, cuntada aad qaadatid , wakhtiga iyo midabka jidhka. …
Timuhu waxa ay ubaahan yihiin in ay koraan ,quruxbadnaadan sidoo kale ay dhalaalaan. Nafaqooyinka timaha ee kale duwan waa kuwa u horseedaya timaha in ay noqdaan timo quruxbadan oo soo jiidasho leh. Timo-daadashadu waxa ay ka timaadaa nafaqooyinkan timaha oo kuyaraada . Timaha sidoo kale bixintooda iyo daadashadooda waxa ka qayb qaata da’da, deegaanka , hiddo sidaha iyo nafaqada qofku …
Xaddiga dhiiggu marka uu gaadho xaddi aad ku deeqi kartid ayuunba laguu ogol-yahay in aad dhiig shubtid. Caadi ahaan qofka qaan-gaadhka ah waxa laga rabaa in xaddiga dhiigga ah ee ku jiraa uu yahay 12-16g/dl . Marka laga imaado in la cabiro xaddiga dhiigga ah oo kuu sheegaya inta garaam ee kugu jirta waxa jira calaamado kale oo lagu ogaan …