Xanuunka xiiqda ayaa xanuun ku dhaca hawo-mareenka. Qofku marka uu hawo uu qaato,hawadaas oo ay ku jiraan dhaska,ubaxyada iyo dhirta budadooda ,dhogorta xayawaanka kuwaas oo ku keena qofka difaaciisu in uu diido waxa lasoo daayaa dareerayaal layidhaa,cytokinase, histamine ,prostaglandin iyo leukotrienes kuwaas oo ka dhiga muruqyada hawadu dhex qulqulayso qaar dhuudhuuban oo adag ,kadib qofku hawada uu qaadanayo iyo ta …
Sonkortu waa dilaa qarsoon! Cilmibaaris baaxad ballaaran oo uu daabacay PubMed Central (Jan. 2024) oo ka kooban ilaa 77 daraasadood waxay muujisay in uu xiriir togan (Positive Correlation) ka dhexeeyo isticmaalka sonkorta iyo hoos u dhaca garashada ama garaadka (Human Cognition) ee dadka iyagu caafimaadka qaba. Dhammaan daraasadahaaasi waxay soo jeediyeen in si adag loo xakameeyo cunidda iyo isticmaalka sonkorta. …
Mineral deficiency occurs when the body lacks essential minerals needed for various physiological functions. Here are some common types of mineral deficiencies, their causes, symptoms, and potential health impacts: 2. Calcium Deficiency 3. Magnesium Deficiency 4.Zinc DeficiencyCauses: Inadequate dietary intake, malabsorption, chronic illnesses.Symptoms: Impaired immune function, hair loss, delayed wound healing.Health Impact: Increased susceptibility to infections and skin issues. 5. …
Qurmidda ilkahu waxaa weliba loo yaqaannaa madmadoowga ilkaha. Waxay keentaa iligga oo dalooshama haddii la daawayn waayana waxay ka soo tagi kartaa dheehda (qaybta adag ee dusha ee daboolaysa iligga) ooy ku faafi kartaa qaybta ugu weyn (dentine) ee iligga gudahiisa ee jilicsan. Qurmiddu waxay si degdeg ah ugu baahi kartaa qaybta ugu weyn ee iligga ee jilicsan waxayna ku …
Ilmahayga maxaan siiyaa fiitamiino u sameeya ka hor tag oo dhisa difaaciisa? – In ilmaha yar la dhiso difaaciisa waa muhiim si markasta aanu ugu nuglaan xanuunada soo noqnoqda. Waxa jira waxyaabo aan lacag kaa galayn una baahnayn inaad u soo iibiso ood ku dhiso karto difaaciisa maxaa ka mid ah? – Inaad naaska oo kaliya siiso 6 da bilood …
Beer xanuunku waa xanuuno kale duwan oo beerka ku dhaca sida ,joonis cadka,joonis caska ,kansarka beerka ,beeryarada iyo xanuunada kudhaca. Cuntooyinka aan loo ogoloyn waxa ka mid ah :- Maxaa looga baahan yahay qofka xanuunada beerka mid ka mid ah qaba? MAHADSANID. Caafimaadka.net
Cadaadiska dhiigga(dhiikarku)haddii uu ka sareeyo inta caadiga ah 140/90mmhg qofkaa waxa aynu nidhaahnaa waxa sareeya cadaadiska dhiiggiisa. Muhiimad aad u weyn ayaa ku jirta in qofka cadaadiska dhiigiisa lagu ilaaliyo cuntooyinka . Cuntooyinkaa waxa ka mid ah:- Cuntooyinka uu ka fogaanayo qofka dhiikarka leh xilliga uu dhiigu kacsanyahay. Cuntooyinka qofka dhiikarka leh waxa la raaca sharci loo yaqaan DASH DIET …
Ear infections can lead to temporary or even permanent hearing loss, depending on various factors. Here’s an overview of ear infections and how they relate to deafness: Types of Ear Infections How Ear Infections Cause Deafness. Symptoms of Hearing Loss Due to Ear Infections Prevention and Treatment
Neuropathy waa xanuun badanaa ka dhasha sonkorowga,waxa dhaawacma peripheral nervous system ka meelaha ay ku dhamaadaan sida faraha ,dhegaha sanka iyo xubinta taranka ragga. Qofku waxa uu ka dareemaa meelahaa hab dareenku uu ku dhamaanayo kabuubyo joogto ah iyo gariir. Calaamadaha lagu garto xanuunkan waxa ka mid ah: SIDEE AYAA UU UGA HORTAGI KARAA QOFKA MACAANKA QABAA XANUUNKA NEUROPATHY? FIITAMIINADA …