Category: Caafimaad Guud

SKIN AND ASCORBIC ACID(Vitamin C).

Ascorbic acid, commonly known as vitamin C, offers several potential health benefits for the skin when applied topically. Here are some of the benefits of ascorbic acid on the skin: When using ascorbic acid topically, it’s important to consider a few things. Ascorbic acid is unstable and can be easily degraded by exposure to air, light, and heat. Look for …

SIYAABAHA LOO KORDHIYO UGXANTA RAGGA.

Taranka ibnu aadamka ayaa ah mid ka kooban laba ugxamood ,ugxan labood iyo ugxan dhadig. Ugxantu waxa ay ubaahantahay daryeel ,ilaalin labadaas qodob marka laga imaado halka ay ku dhowrsan yihiin oo ilaahay ilaaliyey ,qodobka daryeelka ayaa mid aadumuhu uu ka masuul uu yahay. In la kordhiyo xaddiga ugxanta ninka waa marka caqab ay ku timaado oo qofka ay kusoo …

Ramadan kariim: dhowr qodob ooo muhiim u ah qofka macaanka/sonkorowga la nool ee soomka loo ogol-yahay.

1-Waa inuu cabo biyo ku filan xiliga afurka xabad timira si haday sonkortu dhacsan tahay kor ugu soo qaado iyo jab yar oo qari ah . sharaabka qasacadaysan iyo sharaabka sonkorta lagu daraba waa inuu iska ilaaliyo sidoo kale waa inuu yareeyo shaaha iyo kafeega maadaa ay kaadida badiyaan .2-waa inuu iska ilaaliyo mac-macaan lagu a furo iyo kuwa la …

๐—™๐—ฎ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ-๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿฅฌ(๐—ฆ๐—ฝ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐—ต).

Koostadu waxa kujiro dhammaan qaybaha Nafaqada waxay qani ku tahay fiitamiinada : vitamins K vitamin A vitamins C Folate (B9)Macdanta : manganese calcium, iron, sidoo kale Koostadu waxay leedaahay vitamins K iyo vitamin A aad u badan . 1.Waxay xoojisaa Aragtida isha : vitamin A kujiro koostada wuxu ka hortagaa xanuuno ku dhaco isha sida aragtida habaynkii oo yaraato iyo …

Waxyaabaha kiciya ama yareeya shaqada qanjidhka thyriod-ka.

Qabjidhka thyriod ku waa qanjidh uhiimad baaxad weyn ugu fadhiya habsami u shaqaynta jidhkeena . Waxa uu ku yaalaa qanjidhku cunaha ,doobta hoosteeda. Waxa uu la shaqeeyaa hab-dareen wadka,cunto-burburinta ,heerka sonkorta sida loo xakameeyo iyo shaqooyin badan oo ka dhex-socda unugyada jidhka ee kale duwan. Thyriod-ku waxa uu soo daayaa walax loo yaqaan hormone oo kale ah โž–: SHAQOOYINKA AY …

HEALTH BENEFITS OF OMEGA-3.

Omega-3 fatty acids are a type of polyunsaturated fatty acids that are essential for human health. They play a crucial role in various bodily functions and offer several benefits. Here are some of the key benefits of omega-3 fatty acids: Heart Health: Omega-3 fatty acids have been shown to promote heart health. They can help reduce triglyceride levels, lower blood …

OMEGA-3 AMA SALIIDDA KALLUUNKA FAAIIDOOYINKAN AYAA KU DUUGAN:

Wadnaha:   waxa ay kor uqaadaa caafimaadka wadnaha,waxa hoos u dhaca subagga loo yaqaano triglyceride oo ku badan badanaa dadka macaanka qaba. waxa ay hoos u dhigtaa samaysanka xinjiraha khatarta ku ah wadnaha iyo maskaxda sidoo kale waxa omega 3 ka hortagtaa qaraaca wadnaha ee aan caadiga ahayn. Maskaxda: Feejignaan ,xasuusta qofka oo wanaagsanaata ,waxa ay kor u qaadda caafimaadka gidaarada …

GOORMA AYAAD UBAAHANTAHAY CALCIUM.

Calcium waa mid ka mid ah nafaqooyinka jidhkeenu u baahan yahay oo aanu ka maarmi karin. Waxa ay inoo tahay muhiim xubnayaasheena sida wadnaha,lafaha,muruqyada iyo dareen wadka. LAFAHA. Qurub yada yaryar ee lafuhu waxyaabaha ay ka samaysan tahay ayey ka mid tahay calcium. 1200g-1400g oo calcium ah ayaa laga heli karaa jidhka ragga iyo dumarka. Lafah iyo ilkaha ayaa ay …