Category: Caafimaad Guud

CARUURTA :CAABUQA DHEGAHA .

Caruurta badanaa caabuqa dheguhu waxa uu ku dhacaa xilliga schoolka . Badanaa hore uma ogaano ilmaha maqalkiisu in uu hoos u dhaco ama dhegtu caabuq ay leedahay,badanaa waxa aynu ogaana xilliyada ay calaamado muujiyaan. Calaamadaha lagu arko waxa ka mid ah: Hadii aad aragtid ilmahaaga oo qanjo xanuunku uu kusoo noqnoqnayo ku dedaal sidoo kale in aad eegtid dhegaha waayo …

SIDEE U XADAYN KARTAA HEERKA SONKORTA DHIIGGU HADII AY SARAYSO?

Sonkorta dhiiga hadii ay saraysanto luqadda caafimaadka waxa loo yaqaanaa hyperglycemia. Sonkortu hadii ay kasarayso aroorta hore qofku isaga oo aan wax-cunin- 125mg/dl waxa la odhanayaa sonkortiisu way saraysaa.. Qofku marka wax uu cuno kadib 2 saacadood hadii sonkortiisu ay ka sarayso 200mg/dl waxa la odhanaya sonkortiisu waysaraysaa. Calaamadaha lagu garto sonkortu in ay sarayso. – Harraad badan. – Qalayl …

Sharoobada aan ilmahayga siiyo markuu xanuusado imisay cisho ayay aali kartaa guriga oo aan siin karaa ilmahayga?

Waa su’aal aad u wanaagsan ooy is waydiiyaan waalid badan. Guud ahaan, waxaa la arkay in marka ay timaado in la siiyo daawo sharoobo aanu waalidku sidii la rabay u siin ilmaha. Qaar ka mid ah hooyooyinka, si kastaba ha ahaatee, waxay ku guuldareystaan ​​inay siiyaan cabbirka saxda ah ee sharoobada ilmaha yar. Dhaqankii hore ee isticmaalka malgacada si loo …

Daraasad; Qaraha wuxuu leeyahay awood lamid ah tan kaniiniga Viagra.

Qaraha ama xabxabka waa mid u fiican jirkeena, faa’ido badan oo dhanka caafimaadka ah ayaa lag helaa balse cilmibaarayaal ku sugan dalka Mareykanka ayaa qaraha la barbardhigay kaniiniga Viagra ee kordhiya hammada. Xabxabka waxaa ku jira kiimiko loo yaqaanno citrulline, taasoo ay ku jirto waxyaabo la mid ah Viagra. Viagra waxa loo yaqaan “kaniiniga buluuga ah”. Sida laga soo xigtay …

QARUHU/XABXABKU WAXA UU U FIICAN YAHAY XUBINTA TARANKA NINKA.

Qaraha/xabxabku waa geed gaab midho nafaqooyin badan bixiyah. Xabxabka waxa ku jirta maado loo yaqaano citruline oo ah amino acids caawiya muruqyada xubinta taranka ninka ,sidoo kaleka hortagta biyo baxa degdega ah. citruline- waxa ay yaraysaa biyo baxa degdega ah sidoo kale waxa ay kor u qaadaa awoodda muruqa xubinta taranka ninka. Daawooyinka biyo baxa degdega ah ka hortaga ,marka …

SIDA UGU WANAAGSAN EE AAD U ISTICMAALI KARTID DAAWADA XIIQDA EE SALBUTAMOL.

Xiiqdu waa xanuun jiitama ,tuunbooyinka hawadu dhex qulqulayso ayaa dhuudhuubnaanaya ,hawadii ayaa gidaarada ku dhacaysa oo cidhiidhi gasha waa sababta qofku uu codkaa fodhida ah uu uga dhex maqlo laabtiisa weeyi. Daawooyinka xaaladda degdeg ah loo isticmaalo xiiqda waxa ka mid ah daawada la isku buufiyo ee loo yaqaano salbutamol. Goorma ayaa la isticmaala ? Xilliga la isticmaalayo waa xilliga …

CALOOL JILCIYEYAASHA DABIICIGA AH.

Waa maxay calool-istaaggu? Calool istaagu waa mindhicirada oo awoodi waaya inay isdhaafiyaan hadhaaga cuntada ee qashinka ah. Caloosha oo adkaataa waa xaalad degenaanshiyo la’aan ah oo ku timaada habdhiska dheefshiidka iyo hab dhiska qashin-saarka. Cuntooyin badan ayaa keena calool-istaaga waxa ka mid ah:- Astaamaha lagu garto calool istaagga. HALIS INTEE LEEG AYEY GALI KARAAN DADKA CALOOL-ISTAAGGA LEH? Halis caafimaad oo …

JOINTACE IYO FAAIIDOOYINKA LAGA HELO.

Jointace waa fiitamiino-ka kooban nafaqooyin baahi badan uu u qabo jidhkeena ,maadaama jidhkeena shaqo baaxad weyn ay ka dhex-socoto . Muruqyadeenu waxa ay u shaqeeyaan si baaxad weyn ,oo aan nasasho lahayn,kale gooys walba waxa ku jira dareere ka ilaaliya in lafuhu ay is-lisaan ,waxa uu dareerahaas uu inoo fudaydiyaa socod dheer inaynu samayn karno. MAXAA UU KAKOOBAN YAHAY JOINTACE? …