Category: Caafimaad Guud

XANUUNADA XUBNAHA TARANKA NINKA KU DHACA!

Xanuunada badanaa lagu arko xubinta taranka ragga aad ayey u badan yihiin ,waxa aynu usoo qaadan doonaa mid mid. Xanuunkan baruur caddaan ah ayaa kudul-samaysmaysa dusha sare ee xubinta,xanuunkan waxa uu bedelaa qaab-dhismeedkii xubinta taranka oo uu ka dhigo mid qaloocda. Baruurtaas caddaanka ah waa mid adag oo saameyn ku yeelanaysa muruqyada xubinta oo ku keeni karta in uu sifiican …

DUX-BADAN HADII AAD QAADATID MAXAA DHICI KARA?

Duxda/subag badan hadii aad qaadatid waxa dhici kara xanuuno sida beer-subag,xanuunada wadnaha iyo dhiikar. Beer-subag. Bile-maadada la yidhaahdo oo beerka laga soo daayo ayaa burburiya subagga, beerku marka u sifiican u shaqayn waayo waxa dhiigga lagu soo daayaa xaddi badan oo subag ah oo ku samaysma xidida halbowlayaasha ah ee wadnaha iyo qaybaha jidhka. Beer-subaggu waxa uu dhacaa marka subag-badan …

Maadada aspartame oo haayadda caafimaadka aduunku ay ku dartay walxaha-keena xanuunka kansarka.

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa aspartame ku dartay liiska maaddooyinka sababa kansarka, maadadaas oo lagu daro cabitaano kala duwan waxaana kamid ah cabitaanka shirkadda Coca Cola ee loo yaqaan Diet Coke, Coke Zero, Pepsi Max, iyo 7 Up Free. Balse waxaa la sheegay in hadii aspartame loo isticmaalo qiyaasta loogu tala galay maalin kasta, inay yareynayso khatarta kansarka, haddiise …

Sababahaan Awgood Jooji Cabidda Sigaarka.

Ka guuleysiga qabatinka maadada nicotine Daraasad ayaa tilmaameysa in 70 boqolkiiga dadka sigaarka caba ay jeclaan lahaayeen iney iska gooyaan cabidda sigaarka. Hasa yeeshee dadka inta badan isku daya iney iska jaraan kuma guuleystaan isku daygooda ugu horeeya. Sababtuna waxay tahay qofka ayaa jir ahaan iyo dareen ahaanba ugu tiirsan maadada nicotine ee ku jirta sigaarka. Dadka inta badan isku daya iney …

5 TALLAABO OO MUHIIM U AH CAAFIMAADKAAGA.

Caafimaadkaaga oo wanaagsaadaa waxa uu kuu horseedayaa cimri-dheer. Sanadadan maadaama ay aad usoo badanayaan xanuunada jiitama waxa aad muhiim u ah in aad caafimaadkaaga la socotid isbedel walba . Sidee ayey kuugu hirgalaysaa in aad caafimaadkaaga aad la socotid? Waxa aad muhiim u ah inaad haysatid shax(table) ay kuugu qoran yihiin :- Iyo macluumaad kale oo aad ku hagaajinaysid caafimaadkaaga. …

DHAAWACA SOO GAADHA NEERFAHA WAJIGA.

Dhaawaca soo gaadha neerfaha wajigu waa dhaawacyo halis ku ah quruxda maqaarka wajiga. Badhka mid ah wajiga ayaa qaloocsama ama isku urura . MAXAA SABABA? qodobadan dhammaantood waa qodobo keeni kara in neerfaha wajigu ay dhaawacmaan . CALAAMADAHA LAGU GARTO IN DAREEN-WADKA WAJIGU UU DHAAWACMAY. Dadka ka dhaawacmay neerfaha wajiga waxa ay muujiyaan calaamado aan qarsoomayn oo aad ka dheehan …