Category: Caruurta

Faa’idooyin kooban oo laga dhaxlo naasnuujinta khaaska ah ee aanu la socon caanaha kale ee macmalka ah:

Faa’idada hooyadu ay ka hesho: Hadii uu ilmuhu naasnuujinta qaadan waayo muxuu khatar ugu jiraa? Hooyooyin badan baa weeka ugu horeeyaba ka niyad jaba naasnuujinta oo markaba idhaahda kuma filna naaska caanuhu. Intaanad ka joojin ama aanad caano kale u bilaabin fadlan fahan khataraha aad wajihi karto waalid hadaad dayso naaska caanihiisa ama se aad yaraysaba. Laba qodob uun eeg …

Vitamin A Ogsoonow!

Vitamin A waa mid ka mid ah fiitamiinada duxda ka samaysan,jidhkeenu ma samaysto waxa uu badanaa ka helnaa dibadda ,dhirta ,hilibka cad /hilibka cas iyo kiniini/sharoobo ah. Xanuunada ka dhasha marka Vitamin A uu yaryahay waxa ka mid ah:- Faaiidooyinka vitamin A inoo leeyahay waxa ka mid ah:- Cuntooyinka laga helo waxa ka mid ah :- mohamed ibrahim / Mihnadle …

Waxa aad u kordhay tirada dadka qaba xanuunka xiiqda(asthma).

Xanuunka xiiqda ayaa xanuun ku dhaca hawo-mareenka. Qofku marka uu hawo uu qaato,hawadaas oo ay ku jiraan dhaska,ubaxyada iyo dhirta budadooda ,dhogorta xayawaanka kuwaas oo ku keena qofka difaaciisu in uu diido waxa lasoo daayaa dareerayaal layidhaa,cytokinase, histamine ,prostaglandin iyo leukotrienes kuwaas oo ka dhiga muruqyada hawadu dhex qulqulayso qaar dhuudhuuban oo adag ,kadib qofku hawada uu qaadanayo iyo ta …