Proper nutrition is essential for children’s growth and development. While a balanced diet rich in whole foods should provide the necessary vitamins and minerals, there are a few key vitamins that play a significant role in supporting growth in children: @mohamed ibrahim Thank you …
Waxaa laga yaabaa inaad hore u ogaatay sida lawska u caafimaad qabo. Carbohydratesku ku yar yahay oo borotiinku ku badan yahay, lawskani wuxuu bixiyaa nafaqooyin kala duwan iyo dufan caafimaad qaba. Waa kuwan qaar ka mid ah faa’iidooyinka cajiibka ah ee ay bixiyaan. 1. ๐๐๐๐๐ก๐ ๐ ๐๐จ๐จ๐ง Lawsku waxa uu qani ku yahay maadada manganese iyo fosfooraska waxana ay caawisaa …
๐๐๐๐ถ๐ฐ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐ต๐๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ: Haya’adda Caafimaadka Adduunka ee loo yaqaano(WHO), waxa ay ku talisay in maalinkasta la Cuno Khudaar qiyaasteedu noqonayso ๐๐๐ ๐ ๐ฆ Taas oo faa’ido aad badan u leh Nafaqada iyo Caafimaadka Qofka. ๐๐๐ง๐๐๐ค๐ข๐ข ๐๐๐๐,Waxay dhintay ilaa 3.9 million oo qof adduunka, Sababaha ugu wayn waxay ku taxaluqaan inaanay isticmaali jirin xaddi ku filan Khudaarta kala Duwan. Waxaa jira …
Caruurta badanaa caabuqa dheguhu waxa uu ku dhacaa xilliga schoolka . Badanaa hore uma ogaano ilmaha maqalkiisu in uu hoos u dhaco ama dhegtu caabuq ay leedahay,badanaa waxa aynu ogaana xilliyada ay calaamado muujiyaan. Calaamadaha lagu arko waxa ka mid ah: Hadii aad aragtid ilmahaaga oo qanjo xanuunku uu kusoo noqnoqnayo ku dedaal sidoo kale in aad eegtid dhegaha waayo …
Waa su’aal aad u wanaagsan ooy is waydiiyaan waalid badan. Guud ahaan, waxaa la arkay in marka ay timaado in la siiyo daawo sharoobo aanu waalidku sidii la rabay u siin ilmaha. Qaar ka mid ah hooyooyinka, si kastaba ha ahaatee, waxay ku guuldareystaan โโinay siiyaan cabbirka saxda ah ee sharoobada ilmaha yar. Dhaqankii hore ee isticmaalka malgacada si loo …
Laga soo bilaabo 1928 ururka caafimaadka aduunku waxa ay xusayeen muhiimada caafimaadka caruurta in kor looqaado si ay u noqdaan ilmo caafimaad qaba oo mustaqbal fiican yeesha. Wacyigalin badan oo la sameeyey caruurta waalidku uu ka warhayo badqabkooda iyo caafimaadkooda waxa ay ka waxtar badan yihiin caruurta aan daryeelka ka haysan waalidkood. Marwalba oo aad ilmahaaga daryeel kawarhayn iyo mid …
Shuban – waa saxaro jilicsan laba illaa saddex-jeer qofku/ilmuhu uu dhigo. Mantag – awood ay isticmaalayaan muruqyada caloosha kuwaas oo caloosha ka caawinaya in ay iska saarto waxyaabaha soo galay,xanxantayn la xanxantaynayo hunguriga ayuu ka imanaya mantaggu. Caabuqa ugu weyn ee mantagga keena waaka kudhaca dheefshiidka afka ilaa halka ugu danbaysa mindhicirka ee malawadka. Waxa keeni kara waa ilmo-aragtay sida …
Dahaadhka sare ee isha ayaa ah ilin,ilintu isha waxa ay u tahay difaac ,ilin ayaa ay soo daayaan qanjidhada indhaha ku hareeraysan si ay u ilaaliyaan isha qoyaankeeda. Dadka qaar ayaa helin ilin isha u ilaalisa qoyaanka ,si fudud uma dareemayaan raaxada araga. Maxaa sababa indho-qalaylka? Xaaladaha kale ee keeni kara waxa ka mid ah:- CALAAMADAHAN HADII AAD ISKU ARAGTID …
Kale-bixiddu waxa ay dhacdaa marka laftu kasoo baxdo godka ay madaxa kula jirto. Dhaawac ayaa soo gaadha kale-goysyada marka sicadaadis leh loo soo jiido gacanta ,ama ilmuhu si aan miisaamnayn uu u fadhiisto ama lugta uu kale dhaco meel kale dheer. Kalabaxu waxa uu ka dhacaa meel walba oo ay ku kulmaan laba lafood. CALAAMADAHA LAGU GARTO KALEBAXA. FIRST AID …
ย Dhego-fidiye waa cudur ku dhaca badanaa caruurta, dadka waawayne wuu ku dhacaa.Xanuunka wuxuu ku dhacaa qanjirka lagu magacaabo “Parotid Gland”, qanjirkaan wuxuu ka mid yahay qanjirrada soo daayo ama soo saaro calyada, taasoo muhiim u ah calaajinta cunnada. Waxaa keeno jeermiska feyraska ee loo yaqaano “Mumps”, isla magacaas ayaana afka qalaad lagu dhahaa, dad badan oo bulshada ka mid ah …