Hemoglobin waa protein -barootiinkaa oo ku dul yaal unugyada cascas , shaqadiisuna waa in uu inoo xambaaro hawada oxygen. sidoo kale waxa ay qaadaa oo ay jidhka ka saartaa qashinka hawada carbon . haddii ayna jirin ama ay dhiigga ku yartahay maadada hemoglobin waxa hoos udhac weyn uu ku imaadaa hawo mareenka iyo hawo qaadashada , taasna qofkii saamayn aad …
Caabuqu waxa uu ku kordhaa 5 siyaabood , taas oo qofka u sahasha in uu sifudud uu xanuun u qaadi karo . calaamadaha lagu garto in caabuq dhaliye uusoo galay waxa ka mid ah:- -xumadd. -kaar/xanuun badan. -barar. 5-TAN SIYAABOOD AYAA SI SAHLAN KUUGU KEENI KARA CAABUQ. 1.GACMO AAN NADIIF AHAYN OO AAD KU TAABATO SANKA ,AFKA IYO INDHAHA. Jeermisku …
ARAGTIDA FOG OO AAD SIFIICAN U ARKI WAYDO MAXAA AAD KA DHAXLI KARTAA? Dhimis -darradu ( myopia) waa xaalad aragti guud oo aad ku arki karto walxaha kuu dhow si cad, laakiin walxaha kaa fog ayaa cawlan. Waxay dhacdaa marka qaabka ishaadu ay keento in fallaadhaha iftiinku si qaldan u foorarsadaan (u diidaan), iyagoo diiradda saaraya sawirrada indhahaaga hortiisa halkii …
Hannaankan oo aad u ballaaran, wuxuu ka sameysan yahay unugyo haragga, dhiigga, dhuuxa lafaha, xuubabka, iyo qeybaha kale ee jirka. Marka hannaankaas uu u shaqeynayo sidii loo baahnaa, wuxuu ka hortagayaa halis kasta oo ku soo weerarta, wuxuuna xakameynayaa dhibaatada ka dhalan karta weerarradaas, sida laga soo xigtay Hay’adda Caafimaadka ee NIH. Haddaba, si jirkaaga uu isu difaaco, waxaad u …
In kasta oo xulashada shaqsiyadeed ee hooyooyinka, haddana waxay ku habboon tahay ilmaha iyo hooyada labadaba in dhallaanka la nuujiyo ugu yaraan lixda bilood ee ugu horreysa. Waxay siisaa ilmaha xasaanad, isaga oo ka ilaalinaya dhowr arrimood oo caafimaad inta lagu jiro bilaha hore ee dhalashada kadib. Waxay ka kooban tahay saddexda nafaqo -yaqaanka, sida. dufanka, borotiinka iyo karbohaydraytyada. Dhakhaatiirtu …
Kelyuhu waxa ay kuyaalaan hoosta hoose ee lafaha saablayda ,xigta xagga laf dhabarta ama xangulaha. muuqaal ahaa waxa ay u eeg yihiin digirta. shaqooyin aad muhiim u ah ayey inoo qabtaan kelyuhu sida in wasakhda jidhka ay kasaaraan ,biyaha badan ee anu jidhku u baahnayn in uu ka saaro ,wasakhda waxa lagu uruurinayaa kaadi haystaa kadib halkaas ayaa dibadda looga …
Xanuunka ameba waa caabuq ka mid ah caabuqyada ku dhaca mindhicirada waaweyn ee hab-mareenka cuntada. Xanuunkan waxa uu aad ugu badan yahay caruurta maadaama ay badanaa afkooda waxyaabo aan nadiif ahayn ay isticmaalayaan. sida cunto aan nadiif ahayn ,biyo aan nadiif ahayn ,dhagaxan ,ciid iyo waxyaabo badan oo caruurtu ku ciyaarto . Waxa ay sahli karaan waxybaaha ilmuhu ku ciyaarayo …
progeria waa mid kamid ah xanuunada siddo yaasha lagu kale gudbiyo . progeria waa xanuun ka mid ah xanuunada caruurta da’da jidhkooda soo dadajiya. caruurta badanaa xanuunkan ku dhashaa waxa ay udhashaan si caadi ah , xaaladooda badanaa waxa ay isku bedesha sanadka koobaad , timaha oo daata , koritaanka oo hoos u dhaca. wade xanuun iyo qalal . waa …
SIDEE AYEY NAFAQO-DARRADU U WAXYEELAYN KARTAA ILMAHAAGA?Nafaqo-daradu waxay saameysaa korniinka jidhkaiyo maskaxda ilmahaaga. Ilmaha nafaqo-daro qaba waxa dhib ku ah inay la socdaan waxbarashadadugsiga. Waxa kale oo ay u badan tahay inay jiradaan sababta oo ah nafaqo-darada oo yareysa awoodda jidhku kula dagaalamo cudurada. AYAA HALIS U AH?Waxa laga yaabaa in nafaqo-daradu dhibka ugu weyn u geysato caruurta sababta oo …
caabuq ku dhaca afka oo ku badan dhallaanka iyo carruurta. cad-caddaan ,dhibic dhibic cad oo aan soo goayn oo lagu arko dhaman afka gudihiisa ayaa u ah calaamad caabuqan. badanaa waxa lagu arkaa ilmaha xumad ,cunto xumo sidoo kale ma ogola in lataabto afkiisa isaga oo ka dareemaya xanuun daran. xanuunkan sido kale waxa ay isku mid yihiin xanuun uu …