
CAQABADAHA KA DHALATA HADII ILMAHA LAGU EEGTO SHUBANKA.
shubanku waa xaalad caafimaad darro oo lasoo darista caruurta yar yar . hadii ilmaha yar si degdeg ah loo geyn waayo goob caafimaad ama se loo siin waayo fuuq-celin degdeg ah ,xaaladahan ayaa uu la daris noqon karaa :- macdanaha oo kale bata. miirdoorsoon. fuuq-bax. kelyaha oo shaqadooda joojiya. cadaadiska dhiigga oo hooseeya.