Category: gargaarka deg-dega ah.

Waxa aad u kordhay tirada dadka qaba xanuunka xiiqda(asthma).

Xanuunka xiiqda ayaa xanuun ku dhaca hawo-mareenka. Qofku marka uu hawo uu qaato,hawadaas oo ay ku jiraan dhaska,ubaxyada iyo dhirta budadooda ,dhogorta xayawaanka kuwaas oo ku keena qofka difaaciisu in uu diido waxa lasoo daayaa dareerayaal layidhaa,cytokinase, histamine ,prostaglandin iyo leukotrienes kuwaas oo ka dhiga muruqyada hawadu dhex qulqulayso qaar dhuudhuuban oo adag ,kadib qofku hawada uu qaadanayo iyo ta …

Ramadan kariim: dhowr qodob ooo muhiim u ah qofka macaanka/sonkorowga la nool ee soomka loo ogol-yahay.

1-Waa inuu cabo biyo ku filan xiliga afurka xabad timira si haday sonkortu dhacsan tahay kor ugu soo qaado iyo jab yar oo qari ah . sharaabka qasacadaysan iyo sharaabka sonkorta lagu daraba waa inuu iska ilaaliyo sidoo kale waa inuu yareeyo shaaha iyo kafeega maadaa ay kaadida badiyaan .2-waa inuu iska ilaaliyo mac-macaan lagu a furo iyo kuwa la …

SHUBAN IYO MANTAG.

Shuban – waa saxaro jilicsan laba illaa saddex-jeer qofku/ilmuhu uu dhigo. Mantag – awood ay isticmaalayaan muruqyada caloosha kuwaas oo caloosha ka caawinaya in ay iska saarto waxyaabaha soo galay,xanxantayn la xanxantaynayo hunguriga ayuu ka imanaya mantaggu. Caabuqa ugu weyn ee mantagga keena waaka kudhaca dheefshiidka afka ilaa halka ugu danbaysa mindhicirka ee malawadka. Waxa keeni kara waa ilmo-aragtay sida …

INDHO-QALAYLKA MAXAA KEENA?

Dahaadhka sare ee isha ayaa ah ilin,ilintu isha waxa ay u tahay difaac ,ilin ayaa ay soo daayaan qanjidhada indhaha ku hareeraysan si ay u ilaaliyaan isha qoyaankeeda. Dadka qaar ayaa helin ilin isha u ilaalisa qoyaanka ,si fudud uma dareemayaan raaxada araga. Maxaa sababa indho-qalaylka? Xaaladaha kale ee keeni kara waxa ka mid ah:- CALAAMADAHAN HADII AAD ISKU ARAGTID …

KALEBIXIDDA LAFAHA(CARUURTA).

Kale-bixiddu waxa ay dhacdaa marka laftu kasoo baxdo godka ay madaxa kula jirto. Dhaawac ayaa soo gaadha kale-goysyada marka sicadaadis leh loo soo jiido gacanta ,ama ilmuhu si aan miisaamnayn uu u fadhiisto ama lugta uu kale dhaco meel kale dheer. Kalabaxu waxa uu ka dhacaa meel walba oo ay ku kulmaan laba lafood. CALAAMADAHA LAGU GARTO KALEBAXA. FIRST AID …

14 QODOB OO MUHIIM U AH KAADI HAYSTA.

Dadka way kuyartahay hadal haynta kaadihaysta,laakin qof walba way saameynaysaa . Kaadi-haystu waxa ay kutaalaa uur-ku jirta hoosteeda,waxa ay qaadaa xaddi badan oo kaadi ah. Si aynu u ilaalino caafimaadka kaadi haysta waxa muhiim ah in aynu raacno qodobadan inoo tibaaxayah caafimaadka kaadi-haysta. Haysashada badan ee kadida aad xajinaysid uma wanaagsana kaadi haysta saameyn ayaa ka dhalan karta. kaadi haysashada …

FAAIIDOOYINKA SINJIBIISHA.

Sanjabiil waa geed caleemo yar yar leh oo la beerto. midhahiisa wuxuu ku sameystaa jirrida hoose waa sida lowska oo kale dherer ahan kama weyna sida uu u baxo bariiska ,marka aad aragto kama duwana dhirta kale ee caadiga ah. Caalamka oo dhan ma jirto wadan aan laga isicmaalin sajnabiisha heerer kal duwanna waysoo martay hadaba warbixintan kooba waxaan ku …

DHIIG-SHUBIDDA.

Xaddiga dhiiggu marka uu gaadho xaddi aad ku deeqi kartid ayuunba laguu ogol-yahay in aad dhiig shubtid. Caadi ahaan qofka qaan-gaadhka ah waxa laga rabaa in xaddiga dhiigga ah ee ku jiraa uu yahay 12-16g/dl . Marka laga imaado in la cabiro xaddiga dhiigga ah oo kuu sheegaya inta garaam ee kugu jirta waxa jira calaamado kale oo lagu ogaan …

WAXKA OGOW MUHIIMADDA TESTESTRONE.

RAG IYO DUMAR MAXAA FAAIIDO GU JIRTA? Testestrone waa hoormoonka jinsiga ,hoormoonka oo ka ciyaara qayb laxaadle horumarinta,koritaanka xubnaha taranka ragga iyo qanjiga prostate. waxa uu ka qayb-qaataa qaangaadhnimada ragga sida murqaha ,soo bixidda timaha sare iyo timaha hoose. shaqada ugu weyn ee uu inoo qabto ragga waa horumarinta xubnaha taranka si ay usoosaaraan ugxan awood badan . Ragga iyo …