Neef-qabatowgu waa xaalad degedeg ah oo ku timaada tuunbooyinka hawo mareenka ee qofka xanuunka xiiqda qaba. neef qabatowgu wuxuu noqon karaa mid degdeg ah, oo u baahan gargaar degdeg ah iyo daryeel caafimaad oo degdeg ah. Haddii aad tallaabo degdeg ah qaaddo, waxaad yareyn kartaa halista xaaladda degdegga ah ee neef qabatowga tuaasle ahaan adiga oo qofka kasaara goobta taas …
Ku qarqoomidda in biyo lagu qorqoomo ama la quusoo waxa ay keenta in sanka iyo afkaba biyo badan qofka ay ka galaan isaga oo is leh hawo qaado. qofku marka isaga oo aan is ogayn uu ku dhaco biyo sida baraakad ama baddu ay la tagto oo ay liqdo ,isla markaaba waxa qofkaa xidhma hawo mareenka maadama biyo badan ay …
Waxa laga yaabaa in aad la kulanto shil ,ama ALLE kuguma keeno shil in aad gashid oo aanad dhaawacmin magaran kartaa sida aad u caawin lahayd dadka dhaawaca shilku uusoo gaadhay ? Laga soo bilaabo 2010 dhulka somalida waxa aad u soo badanayaa baabuurta iyo shilalkooda ,shilalka ugu badan waxa sababa waa khibrad la’aan dirawalka,wadooyinka oo aan hagaagsanayn ,baabuurta oo …
Hannaankan oo aad u ballaaran, wuxuu ka sameysan yahay unugyo haragga, dhiigga, dhuuxa lafaha, xuubabka, iyo qeybaha kale ee jirka. Marka hannaankaas uu u shaqeynayo sidii loo baahnaa, wuxuu ka hortagayaa halis kasta oo ku soo weerarta, wuxuuna xakameynayaa dhibaatada ka dhalan karta weerarradaas, sida laga soo xigtay Hay’adda Caafimaadka ee NIH. Haddaba, si jirkaaga uu isu difaaco, waxaad u …
Kelyuhu waxa ay kuyaalaan hoosta hoose ee lafaha saablayda ,xigta xagga laf dhabarta ama xangulaha. muuqaal ahaa waxa ay u eeg yihiin digirta. shaqooyin aad muhiim u ah ayey inoo qabtaan kelyuhu sida in wasakhda jidhka ay kasaaraan ,biyaha badan ee anu jidhku u baahnayn in uu ka saaro ,wasakhda waxa lagu uruurinayaa kaadi haystaa kadib halkaas ayaa dibadda looga …
Xanuunka ameba waa caabuq ka mid ah caabuqyada ku dhaca mindhicirada waaweyn ee hab-mareenka cuntada. Xanuunkan waxa uu aad ugu badan yahay caruurta maadaama ay badanaa afkooda waxyaabo aan nadiif ahayn ay isticmaalayaan. sida cunto aan nadiif ahayn ,biyo aan nadiif ahayn ,dhagaxan ,ciid iyo waxyaabo badan oo caruurtu ku ciyaarto . Waxa ay sahli karaan waxybaaha ilmuhu ku ciyaarayo …
Faaliggu waa xanuun kamid ah xanuunada aan faafin . faaligga waxa keena oo ugu badan waa dhiikarka oo aad u sarreeyaa. calaamadaha faaligga waxa loosoo gaabiyaaa FAST. F-FACIAL WEAKNESS(MUUQAALKA WAJIGA OO URURA AFKUNA UU QALOOCDO). ARM WEAKNESS(GACMAHA MID KAMID AH OO AWOODEEDU YARAATO AMA SHAQAYNAYNBA.) SPEACH PROBLE(HADALKII OO KU ADKAADA QOFKA) TIME TO CALL(WAKHTIGAN WAA IN AAD WACDID QOFKU CAAWIYA) …
Cannulla waa tube yar oo la raaciyo xididada dhiiga ama tiftaafyada . sabababaha loo isticmaalo waxa ka mid ah:- -In daawo qof lagu siiyo. -In cuntooyinka nafaqada leh ee xididka laga qaato qofka lagu siiyo. -In dhiigga marka qofka lagu shubayo lagu xidho. QALABKA U BAAHANTAHAY. Gacmo galis (gloves). Jeermis dile(alcohol). Cudbi(cotton). xadhig(torniquate). siringe(syringe and needle) . daawada qofka aad …
QANIINYADA MASKA. YAREE SOCSOCDKA GOOBTA UU MASKU QOFKA KA QANIINAY. -Bukaanka jiifi oo deji.• Bukaanka ujiifi si meesha masku kaqaniiney ay uga hoos marto wadnaha.• Duub faashad weyn oo cadaadis ahaddinka la qaniiney oo dhan. Isticmal qori siaad u diidid dhaqdhaqaaqda addinka.• Bukaanka waa in la qaado xarun caafimaad.• Haddii maskii la dilay u dir xarunta si loohubin karo noociisa. …
Keliya akhrinta ereyadaas waxay ku abuuri kartaa dumar badan walwal. Taasina waa wax dabiici ah. Ku dhowaad qof walba wuu ogyahay qof uu taabtay cudurka. Laakiin waxaa jira war badan oo wanaagsan oo ku saabsan kansarka naasaha maalmahan. Daaweyntu way sii fiicnaaneysaa, waxaanna in ka badan sidii hore uga ogaannay siyaabaha looga hortago cudurka. lixdan tallaabo ee fudud ayaa kaa …