Category: Haweenka

Cuntooyinka muhiimka u ah qofka cadaadiska dhiigiisu uu sareeyo.

Cadaadiska dhiigga(dhiikarku)haddii uu ka sareeyo inta caadiga ah 140/90mmhg qofkaa waxa aynu nidhaahnaa waxa sareeya cadaadiska dhiiggiisa. Muhiimad aad u weyn ayaa ku jirta in qofka cadaadiska dhiigiisa lagu ilaaliyo cuntooyinka . Cuntooyinkaa waxa ka mid ah:- Cuntooyinka uu ka fogaanayo qofka dhiikarka leh xilliga uu dhiigu kacsanyahay. Cuntooyinka qofka dhiikarka leh waxa la raaca sharci loo yaqaan DASH DIET …

HOOYADU MARKA AY UMUSHO MAXAY U BAAHANTAHAY?

Laga soo bilaabo uur-qaadka hooyadu ay ilmaha ku qaado illaa inta ay ka umulayso waxa ay ubaahantahay daryeel joogto ah . Hooyadu marka ay ilmaha qaaddo dhammaan xubnayaasha jidhkeedu way isbedelayaan ,way-dabcayaan sidoo kale shaqo badan ayaa ay xubnayaashu ay qabanayaan. Xilliga ay uurka siddo waxa ugu wanaagsan ee hooyada lagu ilaaliyaa xaaladeeda waa kawar hayn ,dhakhtar joogto ah oo …

HEALTH BENEFITS OF OMEGA-3.

Omega-3 fatty acids are a type of polyunsaturated fatty acids that are essential for human health. They play a crucial role in various bodily functions and offer several benefits. Here are some of the key benefits of omega-3 fatty acids: Heart Health: Omega-3 fatty acids have been shown to promote heart health. They can help reduce triglyceride levels, lower blood …

Health benefits of oats.

Oatmeal is a very popular breakfast food that consists of oats and a liquid, such as water, cow’s milk, or plant-based milk. Full of nutrients and fiber, oats are one of the most nutritious whole-grain foods that a person can consume. Oats are a highly nutritious whole grain that offer a wide range of health benefits. Here are some of …

Maalinta macaanka/sonkorowga aduunka .

Maalinta macaanka/sonkorowga aduunka maxa aad kaga qayb qaadan kartaa.     Maalinta macaanka aduunka ayaa loo asteeyey 14/11/2023 oo ah maalinta  salaasada  ,waa maalin aynu inbadan haldoorkeena iyo dhakhaatiirteenu ay kaga hadlaan taariikhda sonkorowga/macaanka ,siyaabaha uu qofku ugula noolaanayo, cuntooyinka haboon in qofku marwalba uu qaato, jimicsiyada loo ogol yahay ,daawo qaadashada , fiitamiinada uu jidhku u baahan yahay iyo …

Xidida wadnaha ee halbowlayaasha ah sidee ayaad u ilaalin kartaa caafimaadkooda.

1. Miisaankag aad u ilaali ,oo ku ilaali inta la ogol yahay 75–80kg. 2. Cunto nafaqysan cun,cunto ka kooban khudaar cagaaran,sonkoro,barootiin ,dux ,macdano iyo fiitamiino. 3. 30 daqiiqo oo dhaqdhaaq ah ama guclyn,jimicsi. 4. Balwadaha aad isticmaashid yaree ,jooji muddo kadib si aad ugu noolaatid caafimaad waara. 5. Hadii aad sonkor la nooshahay(sonkorow) ku ilaali inta la ogol yahay. – …