Category: Haweenka

Maalinta macaanka/sonkorowga aduunka .

Maalinta macaanka/sonkorowga aduunka maxa aad kaga qayb qaadan kartaa.     Maalinta macaanka aduunka ayaa loo asteeyey 14/11/2023 oo ah maalinta  salaasada  ,waa maalin aynu inbadan haldoorkeena iyo dhakhaatiirteenu ay kaga hadlaan taariikhda sonkorowga/macaanka ,siyaabaha uu qofku ugula noolaanayo, cuntooyinka haboon in qofku marwalba uu qaato, jimicsiyada loo ogol yahay ,daawo qaadashada , fiitamiinada uu jidhku u baahan yahay iyo …

Xidida wadnaha ee halbowlayaasha ah sidee ayaad u ilaalin kartaa caafimaadkooda.

1. Miisaankag aad u ilaali ,oo ku ilaali inta la ogol yahay 75–80kg. 2. Cunto nafaqysan cun,cunto ka kooban khudaar cagaaran,sonkoro,barootiin ,dux ,macdano iyo fiitamiino. 3. 30 daqiiqo oo dhaqdhaaq ah ama guclyn,jimicsi. 4. Balwadaha aad isticmaashid yaree ,jooji muddo kadib si aad ugu noolaatid caafimaad waara. 5. Hadii aad sonkor la nooshahay(sonkorow) ku ilaali inta la ogol yahay. – …

5- 𝐅𝐀𝐀’𝐈𝐈𝐃𝐎𝐎𝐘𝐈𝐍𝐊𝐀 𝐈𝐒𝐓𝐈𝐂𝐌𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐋𝐎𝐖𝐒𝐊𝐀.

Waxaa laga yaabaa inaad hore u ogaatay sida lawska u caafimaad qabo. Carbohydratesku ku yar yahay oo borotiinku ku badan yahay, lawskani wuxuu bixiyaa nafaqooyin kala duwan iyo dufan caafimaad qaba. Waa kuwan qaar ka mid ah faa’iidooyinka cajiibka ah ee ay bixiyaan. 1. 𝐋𝐚𝐟𝐚𝐡𝐚 𝐔 𝐑𝐨𝐨𝐧 Lawsku waxa uu qani ku yahay maadada manganese iyo fosfooraska waxana ay caawisaa …

Faaidooyinka laga helo Khudaarta liinta Canbaha , Muuska, Avocado iyo xabxabka.

𝗜𝘀𝘁𝗶𝗰𝗺𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗞𝗵𝘂𝗱𝗮𝗮𝗿𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮: Haya’adda Caafimaadka Adduunka ee loo yaqaano(WHO), waxa ay ku talisay in maalinkasta la Cuno Khudaar qiyaasteedu noqonayso 𝟒𝟎𝟎 𝐠𝐦 Taas oo faa’ido aad badan u leh Nafaqada iyo Caafimaadka Qofka. 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢 𝟐𝟎𝟏𝟕,Waxay dhintay ilaa 3.9 million oo qof adduunka, Sababaha ugu wayn waxay ku taxaluqaan inaanay isticmaali jirin xaddi ku filan Khudaarta kala Duwan. Waxaa jira …

30 DAQIIQO MAALINTII HADDII AAD ORODO MAXAA ISBEDEL KA DHICI KARA JIDHKAAGA?

Orodku waa jimicsiga ugu wanaagsan marka labarbar dhigayo jimicsiyada kale, waxa uu qofku dhaqaajinayaa in taa uu ordayo dhammaan muruqyada jidhkiisa ,muruqyadaas oo isticmaalaya awood ay ku dhaqaaqaan . Orodka waxa aynu ka helnaa awood jidh ahaaneed,jidhka oo iska saara wasakhda badan,maskax fayow oo heshay dhiig fiican iyo awoodda wadnuhu dhiigga uu ku tuurayo oo wanaagsanaata. Uma baahnid orod badan …

SIDEE U XADAYN KARTAA HEERKA SONKORTA DHIIGGU HADII AY SARAYSO?

Sonkorta dhiiga hadii ay saraysanto luqadda caafimaadka waxa loo yaqaanaa hyperglycemia. Sonkortu hadii ay kasarayso aroorta hore qofku isaga oo aan wax-cunin- 125mg/dl waxa la odhanayaa sonkortiisu way saraysaa.. Qofku marka wax uu cuno kadib 2 saacadood hadii sonkortiisu ay ka sarayso 200mg/dl waxa la odhanaya sonkortiisu waysaraysaa. Calaamadaha lagu garto sonkortu in ay sarayso. – Harraad badan. – Qalayl …

DUX-BADAN HADII AAD QAADATID MAXAA DHICI KARA?

Duxda/subag badan hadii aad qaadatid waxa dhici kara xanuuno sida beer-subag,xanuunada wadnaha iyo dhiikar. Beer-subag. Bile-maadada la yidhaahdo oo beerka laga soo daayo ayaa burburiya subagga, beerku marka u sifiican u shaqayn waayo waxa dhiigga lagu soo daayaa xaddi badan oo subag ah oo ku samaysma xidida halbowlayaasha ah ee wadnaha iyo qaybaha jidhka. Beer-subaggu waxa uu dhacaa marka subag-badan …

|XANUUNKA DHIIKARKA.

MAXAA CADAADISKA DHIIGGA HOOS LOOGU DHIGAA? Dadka la nool xanuunka dhiikarka,cadaadiska dhiiggoodu hadii uu ka sareeyo 140/90mm/hg, dhakhaatiirtu waxa ay siiyaan daawooyin kiniino ah oo hoos u dhiga. Cadaadiska dhiigga/dhiikarka sababaha hoos loogu dhigo waxa kamid ah si ayna u dhicin:- – Dhaawac in uu soo gaadhin kelyaha. – In laga hortago faalig. – In laga hortago xanuunada wadnaha iyo …

SHUBAN IYO MANTAG.

Shuban – waa saxaro jilicsan laba illaa saddex-jeer qofku/ilmuhu uu dhigo. Mantag – awood ay isticmaalayaan muruqyada caloosha kuwaas oo caloosha ka caawinaya in ay iska saarto waxyaabaha soo galay,xanxantayn la xanxantaynayo hunguriga ayuu ka imanaya mantaggu. Caabuqa ugu weyn ee mantagga keena waaka kudhaca dheefshiidka afka ilaa halka ugu danbaysa mindhicirka ee malawadka. Waxa keeni kara waa ilmo-aragtay sida …