Haweenka uurka leh ,ee cayilan miisaankooduna aadka u sareeyo , hadii ay leeyihiin xanunada jiitama sida macaanka iyo dhiikarka waxa ay halis aad ah ugu jiraan in ay xanuunka ay sifudud u qaadaan marka loo eego dhigooda kale ee uurka leh ee aan lahayn xanuunada macaanka iyo dhiikarka. Habkooda difaac oo ah mid aad isku bedbedalaya laguna tilmaamo inuu marwalba …
Naas-nuujintu waa quudin la quudinayo ilmaha ka yar laba sano . Waxaa jira xaalado aad uyar marka hooyadu naasnuujin karin. Inta lagu jiro infekshinnada fudud iyo xanuunnada sida hargabka caadiga ah, infekshinka caloosha iyo iwm. Xaqiiqdii inta lagu jiro infekshannada noocan oo kale ah ayaa ka sii xigmad badan in la sii wado naasnuujinta maadaama caanaha naaska ay ku jiraan …
Is this normal? An early period here and there usually isn’t cause for concern. Everyone’s menstrual cycle is different. Your cycle starts on the first day of your current period and ends on the first day of your next period. A typical cycle lasts anywhere from 21 to 39 days, so the number of days spent bleeding varies from person …
Qaadashada fiitamiinada dhalmada kahor 400 microgram (mcg) ee folic acid kahor iyo inta uurka la leeyahay waxay gacan ka geysaneysaa ka hortagga cilado dhalashada maskaxda iyo xudunta dhallaankaaga. Qaado maalin kasta oo horay u soco oo qaado baaquli siiriyaal adag ah, sidoo kale. Waa maxay Folic Acid?Folic acid waa qaab dadku sameeyo oo fiitamiin B ah oo loo yaqaan folate. …
dhiigga caadada oo la waayo wakhtiyo kale duwan waa xaalad caafimaad darro oo lasoo darista qofka dumarka ah. xaaladda ugu badan ee sababtaa waa xaaladda marka hooyadu ay qaaddo UUR iyo MARKA AY ILMO NAASKA-JAQSIINAYSO. CALAAMADAHA HOOS KU XUSAN WAXA SABABI KARA LABA XAALADOOD:- XAALADDA HORE xaaladda hore in dhiigga caadada la waayo waxa sababi karta in aan xiligii qaangaadhku …
waa muhiim in aad barato calaamadaha khatarta ah ee uurka hadii ay xalad degdeg ah ay dhacdo . XUBINTA TARANKA OO LAGU ARKO DHIIG SOCONAYA. YALAALUGO AAD U BADAN IYO MANTAG. HADII UU YARAADO DHAQDHAQAAQA ILMAHA UURKA KU JIRA. XUMAD BADAN. UURKU JIRTA OO KAAR BADAN YEESHA. HADII AAD ARAGTO IN BIYIHII ILMAHA UU YAR UU KU DHEX JIRAY OO …
Cunnooyinka dufanka badan iyo buurnaanta ayaa la muujiyey inay kordhinayaan halista kansarka naasaha oo ay uga sii dari doonaan natiijooyinka iyo saadaasha bukaanka kansarka naasaha. Koox cilmi-baarayaal ah oo ka socda Dartmouth iyo Dartmouth-Hitchcock Norris Cotton Cancer Center oo uu hogaaminayo William Kinlaw III, MD, waxay raadiyeen inay fahmaan sida dufanka cunnadu ay saameyn ugu yeelan karto unugyada kansarka naasaha. …
Marxaladaha guurku waxa ay maraan saddex marxaladood. Marxaladba marxalada ay ka danbayso way ka hawl iyo culays badantahay. MARXALADDA KOOWAAD EE UURKA. Marxalada koobaad ee uurka albaabka makaanku waa uu jilcaa kadibna waa uu furmaa cabir ku dhow 10 centi-meter. Xaaladan inta badan waxa ay qaadata saacado iyo maalmo ,marxaladan hooyada waxa lagu arkaa xanuun iyo degenaanshiyo la’aan. CALAAMADAHA LAGU …
Baadhitaano tiro badan oo laga sameeyay shaqada habeenkii ee haweenka iyo saamaynta ay ku yeelan karto, caafimaadkooda ayaa lagu ogaaday, in halis badan ay u leedahay caafimaadka haweenka, kuna keento cuduro tiro badan oo ay ka mid yihiin, xanuunka Kansarka ku dhaca naasaha. Baadhitaankii ama daraasadii ugu danbaysay oo laga sameeyay dalka Faransiiska ayaa cadaysay, in soo jeedka iyo shaqada …