
MARXALADAHA KALE DUWAN EE UUR-KA.
Marxaladaha guurku waxa ay maraan saddex marxaladood. Marxaladba marxalada ay ka danbayso way ka hawl iyo culays badantahay. MARXALADDA KOOWAAD EE UURKA. Marxalada koobaad ee uurka albaabka makaanku waa uu jilcaa kadibna waa uu furmaa cabir ku dhow 10 centi-meter. Xaaladan inta badan waxa ay qaadata saacado iyo maalmo ,marxaladan hooyada waxa lagu arkaa xanuun iyo degenaanshiyo la’aan. CALAAMADAHA LAGU …