Category: Home

7- Siyaabood oo macaanku usaameeyo kaadi-haysta.

Heerka sonkorta oo aad usareeyaa waa mid saameyn balaadhan ku leh dhamaan habdhiska jidhka ee kale duwan. Kaadi-haystu waxa ay ku taalaa xagga hoose ee uur-kujirta ,Dhexda labada miskood udhexaysaa lafta loo yaqaan hip bone. 7-siyaabood ee macaanku u saameeyo kaadi-haysta waxa ka mid ah: Heerka sonkorta oo saraysaa siyaabaha ay usaamaynayso heerka sonkorta waxa ka mid ah:- @caafimaadka.net W/Q …

SAAMEYNTA SIGAARKU UU KU LEEYAHAY QOFKA MACAANKA LEH .

Cabidda sigaarku waa mid sii kordhaysa si saaid ah,aduunyaada dadka kunool oo dhan waa caado kusii kordhaysa. Sigaarku waa balwad aad ugu daran caafimaadka qofka ,culimadu waxa ay gaadhsiiyeen in uu danbi-uu yahay, maadaama uu saameynayo caafimaadka qofka. Waxyaabaha uu sigaarku uu ka kooban yahay waxa ka mid ah:- Iyo kiimikooyin kale oo iskudarkooda lagu qiyaasayo 700 oo kiimiko dhamaantoodna …

5-KHUDAAR OO QOFKA MACAANKA LEH UU UBAAHAN YAHAY BISHA RAMADAN.

Hadii dhakhtarkiisu qofka uu u ogolaado in uu soomo ,waa muhiim in uu sameeyo qodobadan. Cuntooyinka aad ku afuraysid waa mid u baahan in aad ka taxadirtid. Marka aad afurtid ,waa in ayna heerkaaga sonkortu ayna aad usaraysmin ,waxa aynu halkaas galinaynaa cuntooyinkii loo yaqaanay *Cuntooyinka heerka sonkortoodu ay hoosayso ,si degdeg ahna aan u kicinayn heerka sonkorta*. Cuntooyinkaa waxa …

Marka aad hargabku qabto, waxaa laga yaabaa inaadan dareemin inaad cunto u baahan tahay iyo in kale.  

Laakiin, waa lagama maarmaan in la helo fuuq-celin  iyo nafaqooyinka aad u baahan tahay si aad uga  soo kabsato durayga.  Maraq, shaah sinjibiil, miraha, iyo boorashka ayaa laga yaabaa inay yihiin cuntooyin si degdeg ah usoo celin kara cunto doonistaada. DAREERE QAADASHADU WAXA AY YARAYSAA HEERKA FUUQ BAXA. Dhididka,xumadda saraysaa iyo cunto laantu qofka waxa ay kukeentaa in ay hoos …

Xumadda dengue fever.

Dengue fever waa xumad aad udaran ,labadii sanno ee udanbeeyey dadku ladhibaatoonayaan. Badana waa xumad kasaraysa 38.5 c/100F. Marka laga yimaado xumadda aadka y saraysa qofka waxa kale oo u dheer,caabuq kudhacaya hawo-mareenka Kaas oo uu qofku uu yeelanayo:- Hadii aad calaamadahas aad leedahay waa muhiim in aad goob caafimaad aad tagtid. Siyaabaha aad xumadda aad iskaga jabin kartid waxa …

𝐅𝐚𝐲𝐭𝐚𝐦𝐢𝐢𝐧 𝐦𝐚 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲?

Goorma ayay Vitamin Supplements ay muhiim noqon karaan?Nolosheena magaalada isbedel wayn ayaa ku dhacay, dad badan oo mashquulkoodu badan yahay haddana ma helaan cunto dheeli tiran oo faytamiin iyo macdan ku filan ay ka helaan. Waxa kale oo inagu soo batay adeegsiga cuntooyinka warshadaysan iyo kuwa deg dega ah (Processed iyo fast foods). Taas ayaa lama huraan ka dhigaysa in …