Category: Home

OMICRON.

Dhowr maalmood kadib waxa soo baxday qaylo dhaan aad u cabsi badan ,inaga oo go dhibaatada iyo caafimaad darrada baahsan ee uu keenay xanuunka covid-19 . OMICRON waa nooc ka mid ah SARS-CoV-2, fayraska keena COVID-19. Kala duwanaanshiyaha ayaa markii ugu horreysay lagu wargeliyay Ururka Caafimaadka Adduunka ee Koonfur Afrika 24kii Noofambar 2021. MAXAA AY KU KALE DUWAN YIHIIN DELTA …

8 CAADO OO DHAAWACI KARA KELYAHAAGA.

In aad ka habsaantid akhrinta iyo ogaanshiyaha tobankan qodob maaha. Kelyuhu waxa ay ka mid yihiin xubnayaasha halbowlayaasha ah. Tobanka qodob waxa ay kale yihiin:- XADDIGA BADAN EE XANUUN BAABIIYAHA AH. Daawooyinka xanuun baabiiyeha ah ee aan lagu bixin waraaqda ee loo yaqaan NSAIDs ,waxa ay hoos u dhigaan kaarka iyo xumadda ,laakiin waxa ay dhaawacaan kelyaha ,haddii aad hore …

WAA MAXAY NEBULIZER MACHINE-KU?

Haddii aad leedahay hawo qabatin(xiiq),haddii ay xaaladu cuslaato daawooyinkuna ay wax ku tari waayaan dhakhtarkaagu wuxuu ku qorayaa in mishiinkan lagugu xidho si daawoo laguugu siiyo. mishiinkan qof walbaa uu isticmaali karaa sidoo kale waa mid la qaadi karo goob walba iyo meel walba uu u qaadan karo qofka bukaha . Daawooyinka xiiqda ee mishiinkan loo isticmaalo waa qaar dareere …

QANJIDHKA PROSTATE -KA.

QANJIDHKA RAGGA. Qanjidhka loo yaqaano prostate gland waa qanjidh yar oo kuyaala inta u dhaxaysa kaadi-haysta iyo xubinta ragga. Qanjidhku waxa uu sidoo kale udhowyahay malawadka ,tuunbada kaadida dibadda usoosaartaa waxa ay dhex-martaa qanjidhka prostate ka ,kaadi haysta iyo xubinta ragga ilaa ay kaadidu dibadda u baxayso . SHAQOOYINKA QANJIDHKA. –Qanjidhku waxa uu soo daayaa dareere yar kaas oo ilaaliya …

FAAIIDOOYINKA CAAFIMAAD EE MISIRKA.

Misirku waa cunto aad u dhadhan macaan oo soo jiidasho leh ,sidoo kale waa cunto ka mid ah cuntooyinka aad muhiimka inoogu ah hab difaaceena . xubnayaasha muhiimka u ah jidhkeena sida wadnaha ayaa ay soo bandhigaan in uu aad muhiim ugu yahay. WADNAHA. Wadnuhu waxa uu ka mid yahay xubnayaasha ugu qaalisan jidhkeena ,cuntooyinka aynu isticmaalno faaiidada aynu ka …

POTASSIUM -HADDI AY KU YARAATO JIDHKAAGA MAXAA KU DHICI KARA?

Potassium waa mid ka mid ah macdanaha jidhkeena aadka ugu muhiimka ah. Habsami u shaqaynta jidhkeena marka la isku wada qaado faaiidooyin aad ubadan ayey inoo leedahay . faaiidooyinka potassium aynu ka helno. potassium waxa ay kor uqaadaa shaqada muruqyada midhicirada ,waxa ay ka hortagtaa calool istaaga. potassium muruqyada waxa ay siisaa awood ayku sameeyaan fiditaan iyo laabasho taas waxa …

CAAFIMAADKA INDHAHA.

ARAGTIDA FOG OO AAD SIFIICAN U ARKI WAYDO MAXAA AAD KA DHAXLI KARTAA? Dhimis -darradu ( myopia) waa xaalad aragti guud oo aad ku arki karto walxaha kuu dhow si cad, laakiin walxaha kaa fog ayaa cawlan. Waxay dhacdaa marka qaabka ishaadu ay keento in fallaadhaha iftiinku si qaldan u foorarsadaan (u diidaan), iyagoo diiradda saaraya sawirrada indhahaaga hortiisa halkii …