Papaya leaves are often praised for their numerous health benefits. 1. Rich in Nutrients Papaya leaves contain vitamins A, C, and E, as well as B vitamins, calcium, and potassium. 2. Digestive Health They are known to aid digestion due to the presence of enzymes like papain, which can help break down proteins and improve gut health. 3. Anti-inflammatory Properties …
★ ★ ★ ★ ★ Marka qofka macaanka leh sonkortiisu ayna ahayn mid xadid nayn(uncontrolled) ay tahay,jidhku waxa uu lumiyaa biyo badan,kadib qalayl ayuu noqdaa,taas waxa ay keentaa in maqaarkiisu uu noqdo mid qalalan. Sonkorta dhiigga dhex qulqulaysaa haddayna noqon mid xadidnayn waxa dhici kara in ay dhaawacmaan ,neerfaha lugaha iyo gacmaha ,kadib qofku uu waxba dareemi waayo. SIDEE AYAA …
Sleeping supplements can be helpful for individuals struggling with sleep disturbances or insomnia. Melatonin Magnesium Valerian Root L-Theanine GABA (Gamma-Aminobutyric Acid) 5-HTP (5-Hydroxytryptophan) Chamomile Forms: Often consumed as a tea or in supplement form. Function: An herbal tea known for its calming effects. Benefits: May help promote relaxation and improve sleep quality. Thank you . @mohamed ibrahim/health blogger.
Saamalaylka ayaa noqday hoyga xanuunada oo dhan,waxa isbedel weyn uu ku yimaadaa dhamaan fal-dajiyeyaasha jidhka ,unugyada dhintay in la qashin saari waayo,miisaan saaid ah oo qofka fuula,Heerka sonkorta oo la xadayn waayo,Isku buuq uu yeesho bukaanku,Xanuunka asaasaqa oo kusoo degdega qofka oo da’yar,Xasuusta qofka oo yaraata iyo Dhimasho degdeg ah . Aad iyo aad uga taxadir hurdo yarida ,xilliga ugu …
Inta uu ilmuhu uu kujiro da’da dugsiga waxa aad muhiim u ah in lala socdo Vitamins ka . Ujeedada ugu weyn waa in laga hortago nafaqo darada iyo koritaanka ilmaha oo hoos udhaca. FAAIIDOOYINKA KU JIRA IN VITAMIN LA SIIYO ILMAHA :- – Waxa uu ka helayaa calcium iyo magnesium oo u wanaagsan lafaha iyo awoodda muruqa oo ah in …
Vitamin C waxa aynu uga baahanahay si jidhkeenu uu u koro sidoo kale unugyada dhaawacma iyo unugyada gaboobay loo bedelo oo looga dhigo unugyo shaqadooda si caafimaad qab ah u gudanaya. Goorma ayaad u baahan tahay vitamin C. Calaamadaha lagu garto in Vitamin C uu kaa yaryahay. Qofka maalintii intee ayaa laga rabaa in uu isticmaalo oo vitamin C ah. …
Vitamin A waa mid ka mid ah fiitamiinada duxda ka samaysan,jidhkeenu ma samaysto waxa uu badanaa ka helnaa dibadda ,dhirta ,hilibka cad /hilibka cas iyo kiniini/sharoobo ah. Xanuunada ka dhasha marka Vitamin A uu yaryahay waxa ka mid ah:- Faaiidooyinka vitamin A inoo leeyahay waxa ka mid ah:- Cuntooyinka laga helo waxa ka mid ah :- mohamed ibrahim / Mihnadle …
Xanuunka xiiqda ayaa xanuun ku dhaca hawo-mareenka. Qofku marka uu hawo uu qaato,hawadaas oo ay ku jiraan dhaska,ubaxyada iyo dhirta budadooda ,dhogorta xayawaanka kuwaas oo ku keena qofka difaaciisu in uu diido waxa lasoo daayaa dareerayaal layidhaa,cytokinase, histamine ,prostaglandin iyo leukotrienes kuwaas oo ka dhiga muruqyada hawadu dhex qulqulayso qaar dhuudhuuban oo adag ,kadib qofku hawada uu qaadanayo iyo ta …
Sonkortu waa dilaa qarsoon! Cilmibaaris baaxad ballaaran oo uu daabacay PubMed Central (Jan. 2024) oo ka kooban ilaa 77 daraasadood waxay muujisay in uu xiriir togan (Positive Correlation) ka dhexeeyo isticmaalka sonkorta iyo hoos u dhaca garashada ama garaadka (Human Cognition) ee dadka iyagu caafimaadka qaba. Dhammaan daraasadahaaasi waxay soo jeediyeen in si adag loo xakameeyo cunidda iyo isticmaalka sonkorta. …