1-Waa inuu cabo biyo ku filan xiliga afurka xabad timira si haday sonkortu dhacsan tahay kor ugu soo qaado iyo jab yar oo qari ah . sharaabka qasacadaysan iyo sharaabka sonkorta lagu daraba waa inuu iska ilaaliyo sidoo kale waa inuu yareeyo shaaha iyo kafeega maadaa ay kaadida badiyaan .2-waa inuu iska ilaaliyo mac-macaan lagu a furo iyo kuwa la …
Koostadu waxa kujiro dhammaan qaybaha Nafaqada waxay qani ku tahay fiitamiinada : vitamins K vitamin A vitamins C Folate (B9)Macdanta : manganese calcium, iron, sidoo kale Koostadu waxay leedaahay vitamins K iyo vitamin A aad u badan . 1.Waxay xoojisaa Aragtida isha : vitamin A kujiro koostada wuxu ka hortagaa xanuuno ku dhaco isha sida aragtida habaynkii oo yaraato iyo …
Qabjidhka thyriod ku waa qanjidh uhiimad baaxad weyn ugu fadhiya habsami u shaqaynta jidhkeena . Waxa uu ku yaalaa qanjidhku cunaha ,doobta hoosteeda. Waxa uu la shaqeeyaa hab-dareen wadka,cunto-burburinta ,heerka sonkorta sida loo xakameeyo iyo shaqooyin badan oo ka dhex-socda unugyada jidhka ee kale duwan. Thyriod-ku waxa uu soo daayaa walax loo yaqaan hormone oo kale ah ➖: SHAQOOYINKA AY …
Omega-3 fatty acids are a type of polyunsaturated fatty acids that are essential for human health. They play a crucial role in various bodily functions and offer several benefits. Here are some of the key benefits of omega-3 fatty acids: Heart Health: Omega-3 fatty acids have been shown to promote heart health. They can help reduce triglyceride levels, lower blood …
Wadnaha: waxa ay kor uqaadaa caafimaadka wadnaha,waxa hoos u dhaca subagga loo yaqaano triglyceride oo ku badan badanaa dadka macaanka qaba. waxa ay hoos u dhigtaa samaysanka xinjiraha khatarta ku ah wadnaha iyo maskaxda sidoo kale waxa omega 3 ka hortagtaa qaraaca wadnaha ee aan caadiga ahayn. Maskaxda: Feejignaan ,xasuusta qofka oo wanaagsanaata ,waxa ay kor u qaadda caafimaadka gidaarada …
Calcium waa mid ka mid ah nafaqooyinka jidhkeenu u baahan yahay oo aanu ka maarmi karin. Waxa ay inoo tahay muhiim xubnayaasheena sida wadnaha,lafaha,muruqyada iyo dareen wadka. LAFAHA. Qurub yada yaryar ee lafuhu waxyaabaha ay ka samaysan tahay ayey ka mid tahay calcium. 1200g-1400g oo calcium ah ayaa laga heli karaa jidhka ragga iyo dumarka. Lafah iyo ilkaha ayaa ay …
Marka uu qofku la nool yahay sonkoroow, waxa uu cuno iyo inta uu jimicsado ayaa ah arin farqi ku sameyn karta heerka caafimaad. Sidaa darteed waa muhiim in loo fara dhuubnaado cunnada loo doorayo qofka qabo sonkoroowga, iyo heerka looga baahan yahay iney dhaq dhaqaaqaan. Ma ahan arin ka caawineysa in xaddiga sonkorta dhiiga ay xakameysan tahay oo kaliya, waxay hoos …
collagen waa maado protein ah oo ka mid ah waxyaabaha ugu waaweyn ee maqaarkeenu uu ka samaysanyahay . 30% ayuu maqaarkeenu uu ka samaysanyahay oo protein ah. waxa ay muuqaal ay siisaa maqaarka,muruqyada,lafaha iyo unugyadada yar yar ee jidhkeena. cuntooyinkan waxa ku badan maadada collagen. NOOCYADA LAGU HELI KARO COLLAGEN WAXA KA MID AH:- @mohamed Mahadsanidin.
Proper nutrition is essential for children’s growth and development. While a balanced diet rich in whole foods should provide the necessary vitamins and minerals, there are a few key vitamins that play a significant role in supporting growth in children: @mohamed ibrahim Thank you …
Maintaining good dental health is important for overall well-being. Here are some general tips for maintaining healthy teeth and gums: 2.Floss daily: Flossing helps remove plaque and food particles from between your teeth and along the gumline. Be gentle when flossing to avoid injuring your gums. If traditional flossing is difficult, you can try alternatives like interdental brushes or water …