Category: Ragga

OMEGA-3 AMA SALIIDDA KALLUUNKA FAAIIDOOYINKAN AYAA KU DUUGAN:

Wadnaha:   waxa ay kor uqaadaa caafimaadka wadnaha,waxa hoos u dhaca subagga loo yaqaano triglyceride oo ku badan badanaa dadka macaanka qaba. waxa ay hoos u dhigtaa samaysanka xinjiraha khatarta ku ah wadnaha iyo maskaxda sidoo kale waxa omega 3 ka hortagtaa qaraaca wadnaha ee aan caadiga ahayn. Maskaxda: Feejignaan ,xasuusta qofka oo wanaagsanaata ,waxa ay kor u qaadda caafimaadka gidaarada …

Diabetes and chronic kidney diseases.

Chronic kidney disease (CKD) often develops slowly and with few symptoms. Many people don’t realize they have CKD until it’s advanced and they need dialysis (a treatment that filters the blood) or a kidney transplant to survive. If you have diabetes, get your kidneys checked regularly, which is done by your doctor with simple blood and urine tests. Regular testing is …

Xidida wadnaha ee halbowlayaasha ah sidee ayaad u ilaalin kartaa caafimaadkooda.

1. Miisaankag aad u ilaali ,oo ku ilaali inta la ogol yahay 75–80kg. 2. Cunto nafaqysan cun,cunto ka kooban khudaar cagaaran,sonkoro,barootiin ,dux ,macdano iyo fiitamiino. 3. 30 daqiiqo oo dhaqdhaaq ah ama guclyn,jimicsi. 4. Balwadaha aad isticmaashid yaree ,jooji muddo kadib si aad ugu noolaatid caafimaad waara. 5. Hadii aad sonkor la nooshahay(sonkorow) ku ilaali inta la ogol yahay. – …

5- 𝐅𝐀𝐀’𝐈𝐈𝐃𝐎𝐎𝐘𝐈𝐍𝐊𝐀 𝐈𝐒𝐓𝐈𝐂𝐌𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐋𝐎𝐖𝐒𝐊𝐀.

Waxaa laga yaabaa inaad hore u ogaatay sida lawska u caafimaad qabo. Carbohydratesku ku yar yahay oo borotiinku ku badan yahay, lawskani wuxuu bixiyaa nafaqooyin kala duwan iyo dufan caafimaad qaba. Waa kuwan qaar ka mid ah faa’iidooyinka cajiibka ah ee ay bixiyaan. 1. 𝐋𝐚𝐟𝐚𝐡𝐚 𝐔 𝐑𝐨𝐨𝐧 Lawsku waxa uu qani ku yahay maadada manganese iyo fosfooraska waxana ay caawisaa …

Faaidooyinka laga helo Khudaarta liinta Canbaha , Muuska, Avocado iyo xabxabka.

𝗜𝘀𝘁𝗶𝗰𝗺𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗞𝗵𝘂𝗱𝗮𝗮𝗿𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮: Haya’adda Caafimaadka Adduunka ee loo yaqaano(WHO), waxa ay ku talisay in maalinkasta la Cuno Khudaar qiyaasteedu noqonayso 𝟒𝟎𝟎 𝐠𝐦 Taas oo faa’ido aad badan u leh Nafaqada iyo Caafimaadka Qofka. 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢 𝟐𝟎𝟏𝟕,Waxay dhintay ilaa 3.9 million oo qof adduunka, Sababaha ugu wayn waxay ku taxaluqaan inaanay isticmaali jirin xaddi ku filan Khudaarta kala Duwan. Waxaa jira …

30 DAQIIQO MAALINTII HADDII AAD ORODO MAXAA ISBEDEL KA DHICI KARA JIDHKAAGA?

Orodku waa jimicsiga ugu wanaagsan marka labarbar dhigayo jimicsiyada kale, waxa uu qofku dhaqaajinayaa in taa uu ordayo dhammaan muruqyada jidhkiisa ,muruqyadaas oo isticmaalaya awood ay ku dhaqaaqaan . Orodka waxa aynu ka helnaa awood jidh ahaaneed,jidhka oo iska saara wasakhda badan,maskax fayow oo heshay dhiig fiican iyo awoodda wadnuhu dhiigga uu ku tuurayo oo wanaagsanaata. Uma baahnid orod badan …

SIDEE U XADAYN KARTAA HEERKA SONKORTA DHIIGGU HADII AY SARAYSO?

Sonkorta dhiiga hadii ay saraysanto luqadda caafimaadka waxa loo yaqaanaa hyperglycemia. Sonkortu hadii ay kasarayso aroorta hore qofku isaga oo aan wax-cunin- 125mg/dl waxa la odhanayaa sonkortiisu way saraysaa.. Qofku marka wax uu cuno kadib 2 saacadood hadii sonkortiisu ay ka sarayso 200mg/dl waxa la odhanaya sonkortiisu waysaraysaa. Calaamadaha lagu garto sonkortu in ay sarayso. – Harraad badan. – Qalayl …

Daraasad; Qaraha wuxuu leeyahay awood lamid ah tan kaniiniga Viagra.

Qaraha ama xabxabka waa mid u fiican jirkeena, faa’ido badan oo dhanka caafimaadka ah ayaa lag helaa balse cilmibaarayaal ku sugan dalka Mareykanka ayaa qaraha la barbardhigay kaniiniga Viagra ee kordhiya hammada. Xabxabka waxaa ku jira kiimiko loo yaqaanno citrulline, taasoo ay ku jirto waxyaabo la mid ah Viagra. Viagra waxa loo yaqaan “kaniiniga buluuga ah”. Sida laga soo xigtay …