Category: Ragga

MARAQ-DIGAAGA IYO HALISTIISA CAAFIMAAD.

Khubarada caafimaadku waxa ay ka digaan inta badan dhibaatooyinka caafimaad ee ay leeyihiin walxaha farsamaysan ee cuntooyinka lagu darsado. Maraq digaagga aad ayay Soomaalidu u isticmaashaa waxayna ku darsadaan suugada si loogu carfiyo, dhanaanna loogu yeelo, shirkadaha sameeya maraq digaagga ay badanaa soomaalidu isticmaasho waa: “Maggi”, “Oxo” “Jumbo”, “Knorr” iyo “CalNort”. Talow Ma Isweydiisay, Muxuu Maraq Digaaggu Ka Samaysan Yahay? …

DIABETIC FOOT ULCER.

Waa dhaawaca ugu yar ee gaadha dadka macaanka leh lugahooda. Inyar oo maqaarku uu furmo sida jeexitaan ,fin kasoo bax ayaa keeni karta in uu noqdo nabar weyn hadii aad macaan aad qabtid. – Hadii aad xidhantahay kabo adag oo cidhib adag leh sidoo kale ku haya waxa ay keeni kartaa kabtaas in uu nabar farahaaga ,suulasha ,baabocooyinka in ay …

4 Healthy tips for men’s.

Men’s Health Week heightens awareness of preventable health problems and encourages early detection and treatment of disease among men and boys. Check out our 4 health tips to start during Men’s Health Week. – Exercise for 150 minutes per week. – Don’t forget your annual physical. – Commit to a healthier diet. – Recognize and manage stress. 10 Ways to …

FAAIIDOOYINKA SINJIBIISHA.

Sanjabiil waa geed caleemo yar yar leh oo la beerto. midhahiisa wuxuu ku sameystaa jirrida hoose waa sida lowska oo kale dherer ahan kama weyna sida uu u baxo bariiska ,marka aad aragto kama duwana dhirta kale ee caadiga ah. Caalamka oo dhan ma jirto wadan aan laga isicmaalin sajnabiisha heerer kal duwanna waysoo martay hadaba warbixintan kooba waxaan ku …

MIISAANKAAGA OO SARREEYA WAXA UU KUGU HOGAAMINAYAA KANSAR.

Miisaanka xad dhaafka ah ama buurnaanta ayaa lala xiriiriyay khatarta sii kordheysa ee 13 kansar oo kala duwan, oo ay ku jiraan mindhicirka, naaska, ilmo-galeenka iyo beeryarada. Dufanka xad-dhaafka ah wuxuu keenaa barar ku dhaca jidhka kaas oo kor u qaada koritaanka burooyinka wuxuuna caawiyaa unugyada kansarku inay kala qaybiyaan. Unugyada baruurtu waxay kaloo soo saaraan hormoonka estrogen, kaasoo kicin …

AGOOLKA AMA TOXOBTA.

Agoolka ama Toxobta madaxa waa cudur dad badan oo dunida ku nool walaac ku hayo oo ku dhaca maqaarka madaxa ku dahran. Waana cudur inta badan qofka uu mar ku dhaca aan si buuxda uga bixin oo ku soo noqnoqda. Cudurka Agoolka oo ku dhaca noocyada maqaarka ee kala duwan waxaa cudurka keena waxa loo yaqanno Fungus ee dubka kore …

7-CUNTO OO KAA YARAYNAYA ISKUBUUQA/WALAACA BADAN .

Isku-buuqa iyo fikirka badan waa mid ka mid ah xanuunada sababa xanuunada jiitama sida macaanka iyo dhiikarka. Fikirka badan waxa uu bedeli karaa hab-nololeedkaaga ,kaas oo saamayn badan ku leh noloshaada iyo qorshayaashaada. Xilliyada kale duwan ee culayska badan maskaxda uu saaran yahay waxa loo baahanyahay in aad la tacaashid si hawshaa naftaada haysataa ayna kuu saameyn. 7-cunto oo aad …

TIMAHA IYO FIITAMIINADA(VITAMIN)-DA FAAIIDADA U LEH.

Timuhu waxa ay ubaahan yihiin in ay koraan ,quruxbadnaadan sidoo kale ay dhalaalaan. Nafaqooyinka timaha ee kale duwan waa kuwa u horseedaya timaha in ay noqdaan timo quruxbadan oo soo jiidasho leh. Timo-daadashadu waxa ay ka timaadaa nafaqooyinkan timaha oo kuyaraada . Timaha sidoo kale bixintooda iyo daadashadooda waxa ka qayb qaata da’da, deegaanka , hiddo sidaha iyo nafaqada qofku …

RAGGA : ISTICMAAL KAAROOTADA.

Si aad awood ugu yeeshid ugxantaada dhaqdhaqaaqeeda , dhakhaatiirtu waxa ay isku raaceen in kaarootadu uu yahay daawo-dhaqanka kaliyaata ee kordhiya tirada biyaha taranka ninka iyo awoodooda ay ku gaadhayaan bacriminta ugxanta dumarka. waxa uu ka koobanyahay maado loo yaqaan Carotenoids mid liimi ah oo faaiidooyin caafimaad oo badan jidhkeena u leh kaas oo ka caawinaya ugxanta socodka iyo awoodd …