CUNTOOYINKA HOOS U DHIGA DIFAACA JIDHKA. Cuntadaadu waxay saamaysaa sida aad dareemayso iyo sida jidhkaagu u shaqeeyo. Iyadoo nafaqo-cufan, cunto si fiican u wareegsan ay taageerto nidaamka difaacaaga, cunto ay ku yar tahay nafaqooyinka iyo cuntooyinka aadka loo habeeyey waxay wiiqaan shaqada difaaca. Maqaalkani waxa uu taxayaa 6 cunto oo laga yaabo in uu daciifiyo habka difaacaaga. CUNTOOYINKA SONKORTA LAGU …
Keratomalacia waa xaalad isha (ocular), badiyaa saameeya labada indhood (labada dhinac), taas oo ka dhalata yaraanta daran ee fitamiin A. La’aantaas waxay noqon kartaa cunto (sida, qaadashada) ama dheef-shiid kiimikaad (ie, nuugista). Faytamiin A wuxuu lagama maarmaan u yahay aragga caadiga ah iyo sidoo kale korriinka saxda ah ee lafaha, maqaarka caafimaadka leh, iyo ilaalinta xuubka xabka ee dheef-shiid kiimikaadka, …
Dhowr maalmood kadib waxa soo baxday qaylo dhaan aad u cabsi badan ,inaga oo go dhibaatada iyo caafimaad darrada baahsan ee uu keenay xanuunka covid-19 . OMICRON waa nooc ka mid ah SARS-CoV-2, fayraska keena COVID-19. Kala duwanaanshiyaha ayaa markii ugu horreysay lagu wargeliyay Ururka Caafimaadka Adduunka ee Koonfur Afrika 24kii Noofambar 2021. MAXAA AY KU KALE DUWAN YIHIIN DELTA …
Hemoglobin waa protein -barootiinkaa oo ku dul yaal unugyada cascas , shaqadiisuna waa in uu inoo xambaaro hawada oxygen. sidoo kale waxa ay qaadaa oo ay jidhka ka saartaa qashinka hawada carbon . haddii ayna jirin ama ay dhiigga ku yartahay maadada hemoglobin waxa hoos udhac weyn uu ku imaadaa hawo mareenka iyo hawo qaadashada , taasna qofkii saamayn aad …
Caabuqu waxa uu ku kordhaa 5 siyaabood , taas oo qofka u sahasha in uu sifudud uu xanuun u qaadi karo . calaamadaha lagu garto in caabuq dhaliye uusoo galay waxa ka mid ah:- -xumadd. -kaar/xanuun badan. -barar. 5-TAN SIYAABOOD AYAA SI SAHLAN KUUGU KEENI KARA CAABUQ. 1.GACMO AAN NADIIF AHAYN OO AAD KU TAABATO SANKA ,AFKA IYO INDHAHA. Jeermisku …
In aad ka habsaantid akhrinta iyo ogaanshiyaha tobankan qodob maaha. Kelyuhu waxa ay ka mid yihiin xubnayaasha halbowlayaasha ah. Tobanka qodob waxa ay kale yihiin:- XADDIGA BADAN EE XANUUN BAABIIYAHA AH. Daawooyinka xanuun baabiiyeha ah ee aan lagu bixin waraaqda ee loo yaqaan NSAIDs ,waxa ay hoos u dhigaan kaarka iyo xumadda ,laakiin waxa ay dhaawacaan kelyaha ,haddii aad hore …
QANJIDHKA RAGGA. Qanjidhka loo yaqaano prostate gland waa qanjidh yar oo kuyaala inta u dhaxaysa kaadi-haysta iyo xubinta ragga. Qanjidhku waxa uu sidoo kale udhowyahay malawadka ,tuunbada kaadida dibadda usoosaartaa waxa ay dhex-martaa qanjidhka prostate ka ,kaadi haysta iyo xubinta ragga ilaa ay kaadidu dibadda u baxayso . SHAQOOYINKA QANJIDHKA. –Qanjidhku waxa uu soo daayaa dareere yar kaas oo ilaaliya …
Misirku waa cunto aad u dhadhan macaan oo soo jiidasho leh ,sidoo kale waa cunto ka mid ah cuntooyinka aad muhiimka inoogu ah hab difaaceena . xubnayaasha muhiimka u ah jidhkeena sida wadnaha ayaa ay soo bandhigaan in uu aad muhiim ugu yahay. WADNAHA. Wadnuhu waxa uu ka mid yahay xubnayaasha ugu qaalisan jidhkeena ,cuntooyinka aynu isticmaalno faaiidada aynu ka …
Potassium waa mid ka mid ah macdanaha jidhkeena aadka ugu muhiimka ah. Habsami u shaqaynta jidhkeena marka la isku wada qaado faaiidooyin aad ubadan ayey inoo leedahay . faaiidooyinka potassium aynu ka helno. potassium waxa ay kor uqaadaa shaqada muruqyada midhicirada ,waxa ay ka hortagtaa calool istaaga. potassium muruqyada waxa ay siisaa awood ayku sameeyaan fiditaan iyo laabasho taas waxa …
ARAGTIDA FOG OO AAD SIFIICAN U ARKI WAYDO MAXAA AAD KA DHAXLI KARTAA? Dhimis -darradu ( myopia) waa xaalad aragti guud oo aad ku arki karto walxaha kuu dhow si cad, laakiin walxaha kaa fog ayaa cawlan. Waxay dhacdaa marka qaabka ishaadu ay keento in fallaadhaha iftiinku si qaldan u foorarsadaan (u diidaan), iyagoo diiradda saaraya sawirrada indhahaaga hortiisa halkii …