Neef-qabatowgu waa xaalad degedeg ah oo ku timaada tuunbooyinka hawo mareenka ee qofka xanuunka xiiqda qaba. neef qabatowgu wuxuu noqon karaa mid degdeg ah, oo u baahan gargaar degdeg ah iyo daryeel caafimaad oo degdeg ah. Haddii aad tallaabo degdeg ah qaaddo, waxaad yareyn kartaa halista xaaladda degdegga ah ee neef qabatowga tuaasle ahaan adiga oo qofka kasaara goobta taas …
Dhammaanteen way ina qabsata, waxaan ku dhibtoonay inaan subaxdii kacno Ama, goor dambe, markaad dareento in madaxaagu culeys yahay oo aad u malaynayso in indhahaagu xirmi doonaan daqiiqad kasta. Waxaa laga yaabaa inaad la kulanto hoos u dhac xagga tamarta fiidkii oo ay kugu adkaato inaad ka dhigto dhammaadka maalinta. Waa caqabad inaad adkaysi u yeelato maalinta oo dhan. 10 …
Hannaankan oo aad u ballaaran, wuxuu ka sameysan yahay unugyo haragga, dhiigga, dhuuxa lafaha, xuubabka, iyo qeybaha kale ee jirka. Marka hannaankaas uu u shaqeynayo sidii loo baahnaa, wuxuu ka hortagayaa halis kasta oo ku soo weerarta, wuxuuna xakameynayaa dhibaatada ka dhalan karta weerarradaas, sida laga soo xigtay Hay’adda Caafimaadka ee NIH. Haddaba, si jirkaaga uu isu difaaco, waxaad u …
Xanuunka ameba waa caabuq ka mid ah caabuqyada ku dhaca mindhicirada waaweyn ee hab-mareenka cuntada. Xanuunkan waxa uu aad ugu badan yahay caruurta maadaama ay badanaa afkooda waxyaabo aan nadiif ahayn ay isticmaalayaan. sida cunto aan nadiif ahayn ,biyo aan nadiif ahayn ,dhagaxan ,ciid iyo waxyaabo badan oo caruurtu ku ciyaarto . Waxa ay sahli karaan waxybaaha ilmuhu ku ciyaarayo …
Faaliggu waa xanuun kamid ah xanuunada aan faafin . faaligga waxa keena oo ugu badan waa dhiikarka oo aad u sarreeyaa. calaamadaha faaligga waxa loosoo gaabiyaaa FAST. F-FACIAL WEAKNESS(MUUQAALKA WAJIGA OO URURA AFKUNA UU QALOOCDO). ARM WEAKNESS(GACMAHA MID KAMID AH OO AWOODEEDU YARAATO AMA SHAQAYNAYNBA.) SPEACH PROBLE(HADALKII OO KU ADKAADA QOFKA) TIME TO CALL(WAKHTIGAN WAA IN AAD WACDID QOFKU CAAWIYA) …
Warbixino caafimaad ayaa lagu so bandhigay in in fiitamin d-gu aad u horumariyo caafimaadka naaska ,kana hortago in kansar uu ku dhaco. Marwalba oo ay soo booqdaan dumarku dhakhtarada ,dhakhaatiirtu waxa ay uqoraan fiitamin -d maadama uu aad u caawinayo xaaladaha caafimaad ee gabadha sidoo kale dumarka dhaafay da’dii dhasha ayaa ay daraasaduhu sheegayaan in ay muhiim aad ah u …
In aad isticmaashid cuntooyin muhiim ah xilliga jidh-dhiska aad ku jirtid waa muhiim. cuntooyinka ku haboon jidhiska marka aad galaysid gymta waxa ka mid ah :- Biyo . Beedka. barootiinka loogu talo galay gymta oo aad ku qastid caagadd ta biyaha oo kale ah. afakaado. buskud ama cuntooyin barootiin ku badan yahay, caano-fadhi ama yogourt. kalluunka , waxa ugu wanaagsan …
sonkorowga la xadayn waayey waxa uu sabab in uu dhaawac soo gaadho qaybta araga indhaha ee loo yaqaan ratinaha. waa maxay ratina? waa nude yar oo aad ujilicsan , waxa ay kuyaalaan gidaarka u danbeeya ee indhaha. ratina waxa ay leeyihiin xidido dhiigga gaadhsiiyaa dhamaan nudayaasha uu ka koobanyahay ratina , sonkorowgu waxa uu dhaawacayaa tuunbooyinkaa dhiigga gaynaya ratinaha kadib …
Awood la’aanta taranku waxa ay dhacdaa marka uu xubintu ay tuuri kari waydo biyaha taranka . waxa badanaa sabab laba xaaladood :- A)MASKAX AHAAN . B)JIDH AHAAN. ururka dhakhaatriirta ee ku takhasuustay cilmiga kaadi mareenka waxa ay sheegaan xaaladan dareenka oo hoos udhaca in ay la korodho da’da ragga marka ay sii korodhaba. Daraasadani waxa ay caddaynaysaa in dadka waaweyn …