Category: Uncategorized

Health: Ears.

Proper ear care is important for maintaining good hearing health. Here are some general ear care tips: 2.Clean the outer ear: Use a damp cloth to gently clean the outer part of your ear. Avoid inserting anything into the ear canal. 3. Dry your ears after swimming or showering: Excess moisture in the ears can create a favorable environment for …

XINIJIRTA DHIIGGU HADII AY YARAATO MAXAAN KU OGAANAYA(THROMBOCYTOPENIA.)

Yaraanshiyaha platelets oo ah unugyada dhiigeena siiya xinjirta ayaa loo yaqaan thrombocytopenia. 1–9 daqiiqo ayaa ah sida caadiga ah in uu dhiiggu ku istaago meel walba oo jidhka ah ,hadii uu ku istaagi waayo waxa yar plattelets.  Inta la rabo ee plattelets ah waa 150,000 to 450,000 platelets per microliter. 5% hooyooyinka uurka leh ayaa yeelan kara in xinjirtoodu ay …

HABEENKI MAXAAD U QUFACDAA?

Qufaca habeenkii oo soo noqnoqda waxa keena xaalado sahlan oo lasoo darsa caafimaadkaaga. hawo-mareenka inta sare waxa loo yaqaan sanka,afka iyo dalqada. dareerahaa xidhaya waxa uu keena saxasho joogto ah iyo qufac halis badan . hadii aad duray iyo xanuuno caabuqa laabta ku dhaca aad yeelatid waxa ay keenaysaa in aad habenki qufac badan aad yeelatid ,waa xaalad halis ah …

TALO ,UBADKAAGU IN AY HURDO FIICAN HELAAN WAA MUHIIM.

Immisa saacadood ayaa habboon carruurtu in ay seexdaan? Hurdadu waa mustaqbalka carruurta, aad bayna muhiim ugu tahay, hurdo la’aantuna badiyaa kama muuqato; laakiin waxa ay si taban u saameysaa maskaxdooda, awooddooda waxbarasho iyo cimrigooda inta ka dhiman. Tiknoolojiyaddu waxa ay sababtay in ubbad yaryar oo badan hurdo la’aani ku dhacdo, subixiina daal la soo kacaan, oo ay dugsiyada tegaan iyaga …

Dhibaatada caafimaad ee miisaanka sareeya uu keeni karo.

Marka loo eego dadka miisaankoodu uu sareeyo ama buuran ,waa ay ka halis badan yihiin dadka miisaanka caafimaadka qaba leh , sababtoo ah waxa ay halis badan ugu jiraan xanuunadan:- Goorma qofka lagu tilmaami karaa in miisaankiisu uu sareeyo oo xadkii uu dhaafay? Body mass index-waxa uu sheegaa qofka miisaankiisu inuu hooseeyo(caato),caadi-yahay iyo in uu miisaankiisu sareeyo(buuran-yahay). Sidan u xisaabso …

Waa Maxay Xiiq Dheer (Whooping Cough)?

Xiiq dheer waa infekshan si fudud ku faafa oo ku dhaca qaybta hawa mareenka. Cudurkaan wuxuu leeyahay qufac dheer oo jiidmaya kaasoo bukaanka dhib ku ah, Xiiq dheertu waxay badanaa ku dhacdaa caruurta yar yar iyo dhalinyarada difaaca jirkoodu daciifka yahay. Cudurkaan wuxuu ahaan jiray dilaa kahor inta aan lasoo saarin tallaalka. Astaamaha lagu garto xiiq dheerta: Astaamaha lagu yaqaan xiiq dheertu …