Category: Uncategorized

𝑱𝑨𝑩𝑲𝑨 𝑴𝑰𝑺𝑲𝑨𝑯𝑨 𝑨𝑴𝑨 𝑺𝑰𝑡𝑨𝑯𝑨.

𝑯𝑢𝑹𝑫𝑯𝑨π‘ͺ Jabka soo gaara misigta/sinta ayaa ah mid saameeya dadka waayeelka ah (da’doodu ka weyntahay 65 jir). Dhibkan waxa u ku badan yahay dumarka 5-laab marka loo barbar dhigo raga. Sababta ayaa ah in isbedel ku yimaado hormoonnada dumarka kadib marka uu joogsado dhiiga caadada ah ee qofka dumarka ahi hesho da’da ka hooraysa ilaa 40 jirka. Hormoonnada ayaa faaidooyin …

FAAIIDO OO QURAAN AKHRISKA AAD KA HELAYSID.

Faaiidooyinka aynu ka helno quraan akhriska waa faaiidooyin caafimaad oo aan la sinayn faaiidooyinka kale ee aynu helno. Naf ahaan waxa aynu dareemaynaa xasilooni iyo degenaan ,dhamaan xubnayaashu waxa ay helayaan xasilooni iyo degenaan. Qofba qofkuu ka akhris badan yahay quraanka waxa u waarta maskax furnaan iyo in uu ka dheeraado xanuunka asaasaqa. Faaiidooyinka caafimaad ee aynu ka helno akhrinta …

CIIR/CAANO FADHI.

Yogurtu waxa ay noqon kartaa mid sare u qaada borotiinka, kalsiyum, fiitamiino, iyo probiotics, kuwaas oo kor u qaadi kara ilmo aragtayda mindhicirka. Kuwani waxay difaac u noqon karaan lafaha iyo ilkaha waxayna ka hortagaan dhibaatooyinka dheefshiidka. Ciirtu waxa ay jidhka siisaa hab-difaac. Ciirtu waxa ay ka koobantahay : – Biyo 81%. – Protein 9%. – Subag/dux 5%. – Sonkoro …

TESTESTRONE IYO RAGGA.

Testestrone waa hormone laga soo daayo dhikilaha(testes) unugyada loo yaqaano leydig cells. Ragga waxa uu siiyaa βž– Dumarka waxa uu siiyaa:- QOFKA UU HOOSEEYO TESTESTRONE MAXAA LAGU GARTAA? Marka uu hoos udhaco testestrone hormone ku waxa uu sifudud uga muuqaa ragga marka la garab dhigo dumarka. Cuntooyinka kor uqaada testestrone-ka. Talo.

SI DABIICI AH ISKAGA DAWEE QUFACA .

Hadii aanad haysan dawooyinka loo lagu daweeyo qufaca ee sharoobo ah ama kiniin la qaato waxaad isticmaali kartaa waxyaabo fudud oo aad gurigaga ka helayso. Waa waxyaabo dabiici ah oo laga helayo guriga. 1- Malabka Malabku waxa uu u wanagsan yahay qufaca gar ahaan kisa qalalan. Cilmi baadhis la sameyay oo la is barbar dhigayay dawoyinka qufac baabiyaha iyo malabka …