Moralka qofka oo hagaaga subaxda hore waxa ay ka qaybqaadataa maalintaadu in ay noqoto maalin quruxbadan ,farxad badan sidoo kale caafimaad badan . Wax-qabadka maalin laha ah ayaa ah mid lama huraan u ah maalin walba in aad qabatid ,si ay u ahaato waxqabadkaagaasi mid xiisoh leh waxa aanu ugu talo-galnay dadka mareegta ku xidhan in ay akhristaan lixdan qodob …
Carabka oo ay dushiisa kasoo baxaan timo-yaryar oo madow waa xaalad ku meelgaadh ah oo qofku uuna noloshiisa ayna ku oolayn timaha, waxyeelo malaha carabka midabkiisa ayey ka dhigayaan mid madow oo dhogor leh. CALAAMADAHA LAGU GARTO . MAXAA SABABA . papilla -ha carabka dushiisa ku yaal ayaa dhaadheeraanaya,unugyada dhintay ee carabka dushiisa ayaan la qashin saarayn taas ayaa keenaysa …
kaabajku waa mid ka mid ah khudaarta cagaaran Nafaqooyinka laga heli karo cabage ka waxa ka mid ah : kaabajka waxa muhiim ah in aad u kariso, kadib aad isticmaashid fadlan ha isticmaalin isaga oo aan karsanayn.
Cinabka oo ka mid ah cuntooyinka xilliga xagaaga soo go’da ee si isku mid ah ay carruurta iyo waayeelkuba u jecel yihiin ayaa ay xeeldheerayaasha caafimaadku caddeeyeen in uu leeyahay faa’idooyin caafimaad oo tiro badan. Waxa kale oo uu waxtar la taaban karo u leyahay caafimadka dheefshiidka, araga iyo indHaha. Cunista cinabka oo la joogteyaa waxa ay ka hortag u …
Xubin walba oo jidhkeena ah in ay hesho jimicsi waa mid muhiim u ah caafimaadkeeda. Indheheenu waxa ay ubaahan yihiin nasasho maalintii ugu yaraan 30 daqiiqo ,habeenkiina 8 saacadood. Habab badan ayaa indhaha loogu jimicsiiyaa oo kale ah. – In aad eegtid hareerahaaga adiga oo aan dhaqaajinayn madaxaaga kaliyah indhaha uun leex-leexinayah 30 second. – In aad duugto indhaha dushooda …
Haddii adigo xasaasiyad leh aad boodhka ka jaftid oo aad masaxdid waxa dhici karta in wax xasaasiyad ah ayna kugu kicin oo wax calaamad ah aanad muujin . Laakiin ma aaminsantahay dareerayaasha aad wax-ku nadiifinaysid in ay sababi karaan in ay kor u kacdo xasaasiyaddu ,waliba ay noqoto mid jidhka iyo sanbabada ku keenta mid werwer badan. Dadka xasaasiyadda qaba …
Xanuunka faaliggu waa mid ka mid ah xanuunada ugu saamaynta badan wakhtigan la joogo. xanuunkan waa mid ka mid ah xanuunada aan faafin la isna qaadsiin karin . faaligga ayaa ku soo badanaya dadka da’da yar. Tobankii sano ee la soo dhaafay, waxaa 44% kordhay tirada dadka da’da yar ee isbitaallada la dhigay faaligga . “Qiyaastii 10 ilaa 15% dhammaan …
Cudurka wadnaha iyo xididada waa dilaaga 1-aad ee haweenka, taasoo sababa 1 dhimasho 3dii dumara , sida uu qabo Ururka dhakhaatiirta ku bahoobay takhasusaadka wadnaha. Horumar ayaa la sameeyay si loo dhimo cudurrada wadnaha iyo xididdada da ‘kasta iyo lab iyo dhedig kasta labaatankii sano ee la soo dhaafay, laakiin horumarku wuxuu ahaa mid gaabis ah hagaajinta arrimaha khatarta …