Category: Uncategorized

YARAANSHAHA Zinc.

Zinc waa macdan iyo nafaqooyin jidhkeena muhiim u ah . faaiidooyinka aynu ka helno waxa ka mid ah hab-dfiaaceena oo aad u xoogaysta ,iskana difaaca dhammaan xanuunada iyo caabuqa ku dhaca dhammaan jidhkeena. Xilliga qofka ay ku imaadaan xaalad caafimaad darro sida timo daadashada ,xanuunada difaaca hoos u dhiga iyo xaaladaha qofka isku buuqa galiya dhammaantood waxa ay dhakhaatiirtu ay …

FAHAMKA HEERKA OXYGEN.

Cabirka heerka hawada oxygen ee aynu qaadanno , iyada oo la cabirayo inta hawo ee ay xambaarsanyihiin unugyada cascas ee dhiigeena, maadaama unugyada cascas ay kudul yaalaan unugyada loo yaqaan hemoglobin. jidhku waxa uu aad ugu baahan yahay xaddi oxygen ah hadii uu waayo si hufan uma shaqaynayo. Dhab ahaantii heerka oxygen hadii hoosayso ,jidhku waxa uu muujin doonaa calaamado …

NADIIFINTA DHAGAHA.

Haddii aanad qabin xanuunada dhagaha ku dhaca waa muhiim in dhagahaaga aad u nadiifisid. Dhaguhu waxa ay soo daayaan dareere loo yaqaan dhukkay, hadii uu adkaado saamayn ayuu ku yeeshaa maqalka iyo caafimadka dhegta , sifudud ayaa loo nadiifiyaa. Dhagaha hadii ay galaan cayeyaan sida xuunka,baranbarada iyo dhammaan cayeyaanka yaryar ee duula waxa dhegta nadiifinaya xirfadle caafiaad ,waa in si …

5 FAA’IIDO OO AY LEEDAHAY YOGOURT.

Caano-fadhigu waa caano iyo nafaqooyin kale oo la isku daray ,aad iyo aad u nafaqo badan . Cunto dhaqankeena waxa ay cuntada ku isticmaalnaa ciir ,ciirtu aadbay unafaqo badan tahay waxa ay ka koobantahay waa caanaha inta ugu nafaqada badan. Caano fadhigu waxa uu ka kooban yahay biyo,caano barotin, dux iyo sonkor. 1.Caano-fadhigu waa nafaqo dhamaystiran waxa aad ugu badan …

SIDEE AYAA AAD U NADIIFISAA DHEGAHAAGA?

Dhegtu waa xubin muhiim u ah nolosheena ,sidoo kale waxa ay aad muhiim ugu tahay socodka qofku uu soconayo. dhegta maadaama maalin walba intaas o kun oo boodh ah ay galayaan waxa ay samaysaa difaac ay iskaga ilaalinayso dhaskaas iyo bakteeriyadaas in ay waxyeeleeyaan sidaa darteed waxa ay soo daysaa dareere yar oo looyaqaano dhukay. Dhukayga dhegta marka laga sifaynayo …

SAAMAYN INTEE LEEG AYEY DAAWADA OMEPRAZOLE LEEDAHAY.

Daawada omeprazole waa daawo ka mid ah daawooyinka loo isticmaal xanuunka gastric ,daawadan waa daawo ay bulshada soomaalida iyo ethiopianku ay aad u isticmaalaan . OMEPRAZOLE YAA ISTICMAALI KARA? Waxa lagula tacaalaa caabuqa ay keento backeriyada caloosha laga helo ee loo yaqaano helocobacter bacteria , acid-ka calooshu markay badato iyo xanuunka loo yaqaano GERD. Daawadan badanaa waxa ay dadka ku …

BURBURKA ILIGGA MAXAA SABABA?

Ilkaheenu waxa ay leeyihiin godad aan daloolin lakin xoodan sida buurta oo kale ah ,kuwaas oo inaga anfaca in ilkaha sare iyo ilka daanka hoose ay si isleeg isku dul istaagan ,xiliga cuntada la burburinayana waa kuwa inaga caawiya in sifiican loo burburin karo cuntada. Daloollada ayaa ah aagag si joogto ah u burburay oo ku yaal dusha adag ee …

XANUUNKA IS NIDAAMISKA.

Isnidaamisku waa caabuq ku dhaca maqaarka jidhkeena . Waxa sababa ilmo aragtay xanuun dhaliye ah oo loo yaqaan Sarcoptes scabiei. xanuun dhaliyahan oo maalmo iyo bilo ku dul noolaanaysa maqaarkaaga ,way ku tarmaan kadib beedka ayey dhigaan maqaarka dushiisa ,waxa ay dhaliyaan cun-cun , barar iyo finan biyo leh oo aad u xanuun badan. 130 million oo qof ayaa maalintii …