Caafimaadka maskaxdu waa aas aasaha jidh caafimaad qaba. lixtan tiir waxa ay muhiim u yihiin caafimaadka maskaxdeena . Jimicsiga fudud . Cunto nafaqo leh oo dheeli-tiran. ka hortagga khataraha caafimaad darrada keenaya ee la xidhiidha xanuunada. Hurdo aad ku dareentid degenaanshiyo, wakhti ku haboonna aad seexatid. Jimicsiyada maskaxda. Dhex-galidda bulshada .
In aad isticmaashid cuntooyin muhiim ah xilliga jidh-dhiska aad ku jirtid waa muhiim. cuntooyinka ku haboon jidhiska marka aad galaysid gymta waxa ka mid ah :- Biyo . Beedka. barootiinka loogu talo galay gymta oo aad ku qastid caagadd ta biyaha oo kale ah. afakaado. buskud ama cuntooyin barootiin ku badan yahay, caano-fadhi ama yogourt. kalluunka , waxa ugu wanaagsan …
Cuntada xiliga suxuurtu waa cuntooyinka ugu muhiimsan bisha barakaysan ee ramadaanta, culimada caafimaadkuna waxay sheegeen inay suxuurtu ka muhiimsan tahay afurka, sababtoo ah waa cuntada ka caawinaysa qofka in uu u adkaysto culayska soonka, iyadoo ku dhiirrigelinaysa qofka in uu soomo, ajar iyo xasanaad badanina uu ku jiro. Cuntada suxuurtana waxaa ku jira faa’iidooyin caafimaad oo qofka sooman u suurogelinaya …
Sanadadii ugu danbaysay waxa sii kordhaya tirada dadka sonkorowga qaba, labada xaaladood ee sida baahsan usii kordhinaya waa mid waalidka laga dhaxlo iyo mid ay sababaan qodobo qofku isagu iskii caado uga dhigto kadibna hoos udhac baaxad weyn u gaysata habsami u socodka shaqada ganaca. Hadii waalidkeen uu leeyahay xanuunka macaanka waxa muhiim ah in aynu la socono kana hortagno …
Waa maxay Sanboorka?Sanboorka waa xanuun ka mid ah xanuunada xajiinta ama allerjiga, wuxuu ku dhici karaa da’ kasta.Waxyaabaha kiciyo sanboorka waxaa ka mid ah: boorka, qiiqa, daawooyinka iyo cunnooyinka qaar. Maxaa lagu gartaa?Waxaa lagu gartaa calaamadahaan hoos ku xusan: Hindhiso Cuncun sanka ama indhaha San-dudur Cabursanaan Duuf Sanboorka waxuu la socon karaa xanuunada allerjiyada kale sida allerjiga indhaha, allerjiga maqaarka …
Waa maxay khayaar ama Cucuber?waa miro cagaaran waa miro ka soo baxda qoyska Cucurbitaceae. marka loo eego Si cilmiyaysan oo loo yaqaan ‘Cucumis sativus’, waxay iska leedahay qoys isku mid ah sida zucchini, qaraha, bocorka, iyo noocyada kale ee baxa wakhtiga xagaaga waana khudaar u eeg muuska oo la yidhaahdo baamiye dhar. 1.Wuxuu kobciyaaaa ama Daryeelka MaqaarkaCucumber wuxuu hodan ku …
Hawo qaadashadu waa in hawada oxygen la qaato carbon dioxide-na la qashin saaro. Qofka neefsashadu dhib ku tahay wuxuu dareemayaa neefsasho gaaban, dhibaato ayaa ka haysata neefsashada ama wuxuu dareemayaa sidii inuusan heli karin oksijiin ku filan. Badanaa, dadku waxay la kulmaan dhibaato neefsashada ka dib jimicsi ama markay dareemaan walaac. Xaaladaha qaarkood, neefsashada oo dhib ah waxay calaamad u …
Joogtee ugu yaraan masaafad 1 mitir ah oo u dhexeysa naftaada iyo dadka kale si loo yareeyo halista cudurka marka aad qufacdo, hindhiso ama hadasho. Joogso masaafo ka sii fog inta u dhexeysa naftaada iyo dadka kale . Kale fogaanshaha, ayaa ah habka lagaga hortagi karo xanuunka covid19. Mask ama afsaar waa in aad xidhato marwlba oo aad ka baxaysid …
Xanuunnada lugaha ee habeenkii ma aha oo kaliya xanuun, laakiin waxay sidoo kale kaa celinayaan ama ka hortagayaa inaad hurdo fiican seexato, taas oo muhiim u ah caafimaadkaaga. Biyo cabistaa oo yaraata iyo dhiigga lugaha imanaya oo yaraada waa sababaha ugu badan ee keena in lugaha habeenkii kaar aad u badan aad ka dareentid. Waxa ay ku badantahay dadka da’ …
Cashada habeenkii marka aad qaadatid , haddii aad ku seexatid waxa aad laabtaada badhtankeeda ka dareemaysaa xanuun aad mooddo sida dhinbiil dab ah . Kaarkaas oo aad dareemaysid 5 minute ba mar waxa uu noqon karaa mid iskii iskaga baaba’a ama mid xaalad xun oo aad u daran aad dareentid oo kale go lahayn. Laab-dillaacu waa mid ka mid ah …