Ferroglobin waa nafaqo dhamaystiran oo sharoobo ah , waxa aad ugu badan maadada iron ,fiitamiino iyo nafaqooyin badan oo jidhkeena aad u taageera sida dhiig kordhinta iyo difaaca jidhka. IRON-ta ku jirta waxa ay jidhka u qabataa in ay ka caawiso samaysanka maadada hemoglobin oo ah maado aad ugu muhiim ah unugyada cas-cas ee dhiiga kuwaas oo shaqooda ugu badan …
Budada ensure waa mid kamid ah cuntooyinka ugu nafaqada badan ee la siyo dadka difaacoodu uu hooseeyo ,waxa ka mid ah dadkaas:- -dadka la nool xanuunka HIV/AIDS. –dadka la nool xanuunada jiitama sida macaanka ,dhiikarka iyo kalyo xanuunka. –dadka kelyaha loo sifeeyo. HALKAN KA AKHRI NAFAQOOYINKA KU JIRA CAANAHA ENSURE HALKAN KA BOGO. https://static.abbottnutrition.com/cms-prod/abbottnutrition-2016.com/img/Ensure-Original-Powder.pdf
Daroogo kasta oo aad geliso jirkaaga waxay mareysaa kilyahaaga. hadii aanad daawada u qaadan sida uu kuugu sharaxay daawo yaqaankaaga ama dhakhtarkaaga waxa ay keeni kartaa in kelyahaagu dhaawac uu soo gaadho. XANUUN BAABIYEYAASHA IYO KELYAHA. daawooyinka xanuun baabiiyeyaasha ma qoraan dhakhaatiirtu ama dawoyaqaanku waa sida sharciga ah ee ay inoo dhigayso ururka caafimaadka aduunka. dawooyinkaas waxa ka mid ah …
CASHARKII LABAAD. DHIIG JOOJIN. qofka bukaanka ah ee dhiig baxaya waa in la joojiyaa , Cadaadis toos ah. Dhiig-bax kasta waxaa lagu joojin karaa maro adag oo lagu xiro oo ah tan ugu nadiifsan oo markaas la heli karo. Meesha dhaawaca ahugu dhig marada si cadaadis ah. Kor-u-qaadid. Bukaanka u jiifi si meesha dhaawaca ahi ay uga sare martowadnaha. Haddii …
Gargaarka degdegaah waa daryeel lasiiyo bukaanka inta aan la gayn goob caafimaad. Gargaarka degdegga ahi waa kaalmo gaaban oo la bixiyo markii wax lamafilaan ahi dhacaan si loo badbaadiyo nolosha, loona hortago dhaawac dheeri ah, qofka dhibaataysanna looga khafiifiyo xanuunka, inta laga gaarsiinayo gargaar dhakhtareed oo sare. Naf ayaad badbaadinaysaa haddaad degdeg wax uga qabatid• Qof neeftu ku xirantay;• Qof …
omega 3,6,9 waa mid ka mid ah nafaqada jidhkeenu sida aadka ugu baahanyahay ,xaalado badan ayaa dadka loogu qoraa ,iyada oo xoogga la saarayo in la siiyo dadka xanuunada jiitama la nool sida macaanka iyo dhiikarka. CALAAMADAHA LAGU GARTO IN AAD U BAAHANTAHAY OMEGA . kale goysyada oo qofka xanuuna. hurdo badan . dhukay badan . xasaasiyad joogto ah . …
progeria waa mid kamid ah xanuunada siddo yaasha lagu kale gudbiyo . progeria waa xanuun ka mid ah xanuunada caruurta da’da jidhkooda soo dadajiya. caruurta badanaa xanuunkan ku dhashaa waxa ay udhashaan si caadi ah , xaaladooda badanaa waxa ay isku bedesha sanadka koobaad , timaha oo daata , koritaanka oo hoos u dhaca. wade xanuun iyo qalal . waa …
Keliya akhrinta ereyadaas waxay ku abuuri kartaa dumar badan walwal. Taasina waa wax dabiici ah. Ku dhowaad qof walba wuu ogyahay qof uu taabtay cudurka. Laakiin waxaa jira war badan oo wanaagsan oo ku saabsan kansarka naasaha maalmahan. Daaweyntu way sii fiicnaaneysaa, waxaanna in ka badan sidii hore uga ogaannay siyaabaha looga hortago cudurka. lixdan tallaabo ee fudud ayaa kaa …
Qof kasta wuxuu dabada iyo malawadka ku leeyahay xiddido dhiig. Xiddidadaasi marka ay kala fidaan oo dhumacdoodu baahdo ayaa waxaa dhaca Baabasiirka ama qoor-maaleyda. Marka caddaadis iyo riixitaan ku dhaco xiddidka ayaa waxaa dhacda in xiddidku lumiyo laastiigiisii oo ay dhumucdiisu waynaato ilaa uu noqdo kiish uu dhiiggu ku xayirmo. Luuqada Ingiriiska Baabasiirka waxaa lagu yiraahdaa Hemorrhoids ama Piles.. NOOCYADA …
HAA ,HAA sigaar cabiddu waxa ay kordhisaa halista xanuunka FAALIGGA . Halista xanuunka faaligga waxa halis ugu jira dadka sigaarka cabba marka la barbar dhigo dadka aan cabbin sigaarka. Qiiqa tubaakada waxaa ku jira in ka badan 4,000 oo kiimikooyin sun ah kuwaas oo lagu shubo sambabaha ama loo shubo qulqulka dhiigga. Kiimikooyinkaas qaarkood waxay waxyeeleeyaan darbiyada xididdada dhiigga, taasoo …