Vitamin E waa mid ka mid ah fiitamiinada aynu ka helno dhirta. Faaiidooyinka uu uleeyahay jidhkeena waxa ka mid ah in uu jidhka ka yareeyo sunta kaga imanaysa dibadda ,cuntada ha ahaato ama daawooyinka. Wadnaha waxa uu ka ilaaliyaa sunta iyo caabuqa badan ee muruqyada ku dhaca. Iskubuuqa ,fekerka badan iyo xasuusta oo qofka ka guurta ayuu daawo u yahay …
Preventing complications during pregnancy involves a multifaceted approach that focuses on prenatal care, lifestyle modifications, and prompt management of any emerging issues. Here are some key strategies to help prevent complications in pregnant women:
Khataraha inagu gadaaman ayaa ah kuwa bulsho ahaan inagu hareeraysan sida shaqooyinkeena,qaabka aynu u noolnahay ,dhaqan dhaqaalaha aynu haysano. Wakhtigan aynu joogno waxa aad u badan xanuunada jiitama ee aynu kadhaxalno waalidkeen ama qaraabadeena, sidoo kale waxa iyaguna kordhay xanuunada ka dhashay sida aynu u noolnahay . Halisaha inagu gadaaman ee dadkeenu kawar hayn waxa ka mid ah:- – Dadka …
Vitamin C has many benefits in our body ,in our body doesn’t make vitamin c. Sources of vitamin c included ,bell pepper,brocolli,kiwifruit, strawbery,tomatoes,brussels sprouts, citrus frutis,oranges,papaya and red cabbage. Vitamin C Deficiency Symptoms: 1.May reduce your risk of chronic diseases. Vitamin c is a strong antioxidant ,helps to reduce the risk of chronic diseases. 2. May help manage of high …