MALABKA YO CAAFIMAADKA.

Malabku wuxuu leeyahay faa’iidooyin aan la sookoobi Karin oo dhinacyo badan leh…waxyaabaha uu ka kooban yahay malabku waa waxyaabo cajiib ah  oo aad u qiimo badan waana tan ka dhigtay malabka dawo awood leh oo wax loo dhigo aysan jirin…waxaa nagu filan sida  qur’aanku uu u tilmaamay dawonimadda malabka…hawraarta soo socda waxaan ku xusi doonaa qayb yar oo ka mid …

ZOONOSIS .

are infectious diseases caused by bacteria, viruses and parasites that spread between animals especially vertebrate. Major modern diseases such as Ebola virus disease and salmonellosis are zoonoses. HIV was a zoonotic disease transmitted to humans in the early part of the 20th century, though it has now mutated to a separate human-only disease. Most strains of influenza that infect humans are human diseases, although many strains of swine and bird flu are zoonoses; these viruses …

WAA MAXAY XANUUNKA HIV/AIDS?

HIV waa xanuun dhaliyaha xanuunka ,sidoo kale waa ilmo aragtay  loo yaqaan fayrus(virus). Fayrus ku waxa uu weeraraa habka difaaca ee jidhka ,waxa uu burburinayaa unugyada dhiiga ee cad cad kuwaas oo shaqadoodu ay tahay  in ayka difaacaan jidhka waxyaabaha dhaawacaya ee soo galaya. Unugyo loo yaqaan CD4 oo awood u leh in ay la dagaalaman waxyabaha jidhka soo galaya …

FIITAMIIN C/VITAMIN C.

VITAMIN C Waa mid kamid ah vitamin-nada  ugu baahi badanahay ee jidhkeenu uu ubaahan yahay. Maqaalkan waxa aynu kaga hadli doonaah muhiimada uu inoo leeyahay vitamin c (fiitamiin c),dhibaatooyinka laga dhaxli karo hadii qofka uu ka yaraado iyo xanuunada lagu arko qofka uu ka yaryahay fiitamiin c. Biyaha uu ku milmaa waxa ayna ka caawinaysaa in si fudud melaha looga …