Faaliggu waa xanuun aad iyo aad u halis badan waxa uu cadayn u yahay caafimaad darro maskaxda ku timid. taasoo ka timi dhiigbax dhexdeeda ka dhacay ama dhiig la’aan daran oo ku dhacday qayb ka tirsan maskaxda, halkaana waxaa si gaaban ama si jooogto ah u joogsatada shaqadii ay qaybtaasi qaban jirtay. Faaliggu waa dhacdo dhakhso u timaada oo, si …
RAGGA. Hadii aad tahay nin oo aad jeebkaaga ku qaadatid mobile shidan xaaladaada caafimad ee xubanaha taranka hoos u dhac ayaa ku iman kara. Sababta ugu weyn ay tahay falaadhaha radiation ka ee mobile ka iyo taawarka. MOBILE –LADA IYO MADHALAYSNIMADA. Xubinta taranka ee raga ALLE waxa uu usameyey meel u samaysa biyaha ay kujiraan ugxan sideyaasha . Mobile ka …
Xilli roobaadku waa nimco ILAAHAY inoogu deeqay . Maadama inbadan abaar iyo bayloof badani ay jireen ,dhulka xoolihii ku dhintay ,qashinka ,biyaha uskaga ah iyo dhamaan qashin saarka dadka iyo xayaawanku xilli roobaadka waxa ay dhaliyaan xanuun badan , xanuunadaa waxa kamid ah :- Xanuunada beerka ku dhaca. Daacuunka. Xanuunad bacteria yadu ay keento. Xumadda tayfoodha(typhoid fever). Xanuunada Gaardilambiyada(gardilambia). XANUUNADA …
Caabuqa ku dhacaya xubinta luqada qalaad lagu dhaho(appendicitis) ayaa loo yaqaan qabsin. Qabsin waa xubin yar habka shaqadeedana lagu tiriyo difaaca jidhka ayaa waxa ku dhaca caabuq (barar,casaan iyo xanuun.). Waa xaalad caafimaad oo degdeg ah sida ugu fudud ,laguna yarayn karo cawaaqib xumada ka dhalan karta oo ah in uu dilaaco ayaa ah in qalniin lagu sameeyo degdeg ah. …