baabasiirtu waa xidido laamo aad moodid oo ku yaal halka ugu danbaysa malawadka ee saxaradu soo marto. babaasiirta dibadda kutaal hadii aan la daawayn waxa ay keeni kartaa oo kale in babaasiir guduhuna ay samaysanto. qofkiina uu sidaas ku qaadi karo babaasiirta dibadda iyo babaasiirta gudaha . Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka …
Qalabkaas waxa kamid ah : MASAASADAHA. Masaasadu waa qalab dareero ah oo ubadka wax lagu siiyo marka uu naaska hooyadu uu gudhan yahay. Masaasaddu waa labo mid quraarad ama dhalo ka samaysan iyo mid kasamaysan caag . 1)MASAASADDA KA SAMAYSAN CAAGGA AMA PLASTIC-GA Masaasadda ka samaysan caagga ama plastic-gu waa mid kamid ah qalabka aynu u isticmaalno ubadku marka ay …
Sida ay nu wada ogsoonahay qanjo xanuunku waa mid ku badan dadkeena soomaaliyed . Caabuqa ku imaada qanjaha waxa sababa BACTERIA . Bacteriyada qanjuhu waxa ay u yihiin deegaan ay kunoshahay ,marka waxyaabaha ay ku korosay ay hesho ,habka difaacuna uu diciifo ayaa ay ku keenaysa caabuq. Bacteriyada sababta waxa loo yaqaan STREPTOCOCCUS BACTERIA. CALAAMADAHA QANJO XANUUNKA. Cassaan. Qaraac badan. …
An ABG is a blood test that measures the acidity, or pH, and the levels of oxygen (O2) and carbon dioxide (CO2) from an artery. The test is used to check the function of the patient’s lungs and how well they are able to move oxygen and remove carbon dioxide. This test is commonly performed in the ICU and ER …