Some infections before and during pregnancy can hurt both you and your developing fetus. They can cause serious illness, birth defects, and lifelong disabilities, such as hearing loss or learning problems. Here are 10 tips to help prevent infections before and during pregnancy: 1.Protect yourself from Zika virus.Zika virus can be passed from a pregnant woman to her fetus during …
Xanuunka gastric-gu waa xanuun aad u halis badan sidoo kale dadkeena iyo soomaalidaba ku badan. Xanuunkan waxa lagu tiriyaa mid kamid ah caabuqyada caloosha ku dhaca. Xanuunka gastric gu waxa uu noqon karaa mid kusoo bodo ah ama cusub iyo mid soo jiitamayey muddo. Xanuunka gastric waa xanuun laga bogsan karo hadii daawada iyo cuntadaba la ilaaliyo ,dadka xanuunkan qaba …
Oof tu waa caabuq ku dhaca mid ama labada sanbab. Waxa sababi kara bacteria,virus iyo fungus. Ooftu waxa ay sababi kartaa in kiishashka qaabilsan hawo isku bedelka oxygen iyo qashinka hawada ah ee carbon dioxide in caabuq uu ku dhaco malax iyo dareere ay yeelato taasina ay sababi karto neef qabatow. CALAAMADAHA XANUUNKA OOFTA. Calaamadaha oofta waxa ay noqon karaan …
DADKA LAGA FOGEEYO DAWOOYINKAA. Daawo waa waxyaalo chemical(kiimiko ah) oo la isku dardaray si loogu daaweeyo xanuuno . Daawooyinka kale duwani laba si ayey ushaqeeyaan si ay jidhka shaqadiisa caafimaad ahaan usii wadan iyo si ay shaqada caafimaad ee jidhka hoos ugu dhigaan. Xaaladaha caafimaad darro ee lasoo darsa habsami usocodka shaqada jidhka mid walba waxa ay leedahay xaalad loola …