MARXALADAHA KALE DUWAN EE UUR-KA.

Marxaladaha guurku waxa ay maraan saddex marxaladood. Marxaladba  marxalada ay ka danbayso way ka hawl iyo culays badantahay. MARXALADDA KOOWAAD EE UURKA. Marxalada koobaad ee uurka albaabka makaanku waa uu jilcaa kadibna waa uu furmaa cabir ku dhow 10 centi-meter. Xaaladan inta badan waxa ay qaadata saacado iyo maalmo ,marxaladan  hooyada waxa lagu arkaa xanuun iyo degenaanshiyo la’aan. CALAAMADAHA LAGU …

6 Cudur Oo Isticmaalka Kalluunku Ka Hortago.

Cunitaanka joogtada ah ee kalluunka waxa uu ka caawiyaa dadka, kana hor tagaa xanuunno badan oo halis ah. Saliidda kalluunka loo yaqaan Salmon waxa uu leeyahay oo uu qani ku yahay duxda loo yaqaan (omega-3 fatty acids) Kalluunku waa cunto runtii aad u muhiim ah, waxaana ka buuxa fiitamiino iyo macdanno, kuwaasoo ay ugu muhiimsan tahay duxda omega-3 fatty acids, …